Radio Waaheen

Waaheen News

Xafiiska Siyaasadda Iyo Xidhiidhka Bulshada Ee Madaxtooyadda Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Dhalinyarada Naadiyada Ee Halkaraan Iyo Hiil-Dhaqan

Hargeysa(Waaheen) Hadhima sharafeed uu soo Agaasimay Xafiiska Siyaasada iyo Xidhiidhka Bulshada ee Qasriga Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa loo qabtay Dhalinyaro ka kooban Laba Naadi kuwaasi oo ka yimi Magaalada Burco… Read more »

Faysal Cali Waraabe oo Qorshaha shanta sano ee wasaaradda Qorshaynta ku tilmaamay Qorshe Kulmiye leeyahay

haddii aan talada qabano waxaanu keeni doonaa Qorshe balaadhan oo dadka wada gaadha Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe ayaa maanta dhaliilay qorshaha shanta sano ee Qaranka, waxaanu sheegay… Read more »

Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ku Daah-furay Qoshaha shanta sano ee soo socota lagu maamuli doono Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay qorshihii labaad ee horumarinta qaranka 2017 ilaa 2021 Oo lagu qabtay Hotel Ambassador. Madaxweynaha oo halkaasi ka jeediyey… Read more »

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI oo Hadda Xilal Cusub u Magacaabay Saraakiil Ka Tirsan Xisbiga

Hargeysa(Waaheen):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kale na ah guddoomiyaha Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), waxa uu xilal kala duwan u magacaabay qaar ka mid ah saraakiisha Xisbigaasi… Read more »

Maxan Ku Doortay Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muse ? 

Iyadoo mar walba ay taariikhdu tahay markhaatiga ugu wayn ee doodaha ayaa waxad ogtihiin in #Muuse taariikhiyan ahaa qof naftiisa usoo huray #Somaliland wakhti badana galiyay sidii ay cagaheeda ugu istaagi lahayd, Haday tahay… Read more »

Xildhibaan Mahadi H Sharif Mahamed oo ka tirsan golaha deegaanka magaalada Manchester Oo Hargeisa Soo gaadhay

XILDHMAAN Mahadi H Sharif Mahamed oo ka tirsan golaha deegaanka magaalada Manchester ee cariga ingiriiska, ayaa maanta kasoo dagay gaggidda dayuuradaha ee Cigaal international airport, isagoo halkaasna ay ku qaabileen… Read more »

Dowladda iiraan oo ku guulaysatay tijaabada gantaal nooca satellitka

Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in ay ku guulaysatay tijaabada gantaala awood u leh in uu hawada u xanbaaro satellitka ,maalma uun ka dib markii ay Maraykanka ay Iiraan ku soo… Read more »

Cilmi-baadhayaashii Nigeria oo kala bar la dilay

Ugu yaraan shan xubnood oo ka mid ah kooxdii waqooyi bari Nigeria ka baaraysay shidaalka ee ay Talaadadii weerrarka gaadmada ah ku soo qaadeen maleeshiyaad looga shakisan yahay inay ka… Read more »

Daawo: Madax dhaqameedka Beesha Ciise oo Baaq Adag diray

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire oo Booqday Ciidanka Dab-demiska

Hargeysa (Waaheen) Wasiirka wasaarada arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta booqasho ku yimi taliska guud ee ciidadamada dab-demiska Qaranka Somaliland halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen Hogaanka… Read more »

Daawo: Culimada Ansaarudiinka Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Direy Beelaha Walaalaha ah ee Dirirtu ku Dhexmartey Deegaanka Dararweyne

Shirweynahii Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI ee USA oo Qabsoomay

Hargeysa(Waaheen):-Xaflad aad u ballaadhan oo looggu dabbaal-degaayey shir-weynahii garabka haweenka ee Xisbiga WADDANI wadanka Mareykanka, ayaa xalay ka dhacday magaalada Minisota ee dalkaasi USA. Kulankan oo aad u ballaadhnaa isla… Read more »

Xisbiga WADDANI oo Tartan Ciyaareed Hargeysa uga Furay Laba

Hargeysa(Waaheen):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa galabta tartan ciyaareed u furay laba kooxood oo mid ka mid ahi ka socotay gobalka Gabilay iyo koox kale iyadu na ka socotay gudaha… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Laba Wasiiru-dawle Magacaabay

Hargeisa(Waaheen) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4933/072017 uu ku magacaabay laba wasiiru-dawle. MADAXWEYNUHU: Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee… Read more »

UK oo 2040-ka laga mamnuucayo gawaadhida cusub ee ku shaqeeya shidaalka

Dowladda Britain ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo qorshe dalka looga mamnuucayo gawaarida cusub ee ku shaqeeya baasiinka iyo naaftada laga billaabo sanadka 2040-ka, waxaana arintan ay qayb ka… Read more »

Senate-ka Mareykanka oo ka doodaya laalidda adeegga caafimaadka Obamacare

Senate-ka Mareykanka ayaa u codeeyay in la bilaabo dood ku saabsan qodob sharciyeed cusub oo ah adeeg caafimaad oo uu soo gudbiyay xisbiga Jamhuuriga. Arrintan ayaa ah tallaabo muhiim ah… Read more »

Xisbiga UCID Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Ee Gobolka Togdheer

Shirkadda Adobe oo khadka ka saaraysa barnaamijka Flash Player

Sida ay shaacisay shirkadda Adobe Systems , waxaa la qorsheynayaa in qadka laga saaro barnaamijka muuqaalada lagu daawado ee Flash Player marka la gaaro sanadka 2020-ka. Aaladdan ayaa waxa ay… Read more »

Daawo: Gabay Baaq Nabadayn ah oo ku Socda Beelaha Bariga Somaliland

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Gabagan Waxa Hal abuuray Mustafe Maxamuud Cabdi waxaanu ugu talo galay inuu ku nabadeeyo Colaada ka dhex taagan Beelaha bariga Somaliland.  

Somaliland: ‘Loollan iyo Qabyaalad?Faallo. SCC (Kalshaale)

Dawladnimada ku dhisan Nidaamka Asxaabta badan ee tartamayaa, wuxuu daawo ka yahay cidhib-xumada ka dhalata xukunka keli-taliska ah, hogaaminta u xidhan Koox khaasa oo aan cid kale taraxin iyo mushkiladaha… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.