Radio Waaheen

Waaheen News

Sheekh Aadan Siiro Oo Si Adag Uga Hadley Kaniisadii Hargeysa Lagu Furay

Hargeysa (Waaheen):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud ( Aadan Siiro ) oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland ayaa waxaa u ka hadley kaniisadii la sheegay in dhawaan… Read more »

Dab Weyn Oo Ka Kacay Dhisme Ku Yaala Magaalada Dubai Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Dab wayn ayaa qabsaday dhismo aad u dheer oo ku yaalla magaalada Dubai ee Isutagga Imaaraadka Carabta, waana markii labaad mudo labo sano gudahood ah. Muuqaal la soo dhigay baraha… Read more »

Ciidamo Booliis ah oo la wareegay xarunta Guud ee Hanti-dhawrka Somaliland oo dhawaan la Eryey Hanti-dhawraheedii Guud

Hargeysa(Waaheen) Ciidan Booliis ah ayaa gabi ahaan ba la wareegay Xarunta Guud ee Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka Somaliland, kadib markii uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo xilkii ka qaaday Hanti-dharihii guud ee… Read more »

Hanti Dhawrihii Guud Ee Qaranka Somaliya Oo La Magacaabey

Moqdisho (Waaheen) Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii Todobaad laha ahaa oo ay Maanta yeesheen waxay ku Ansixiyeen Hanti dhowraha guud ee Qaranka oo loo magacaabay Mudane Maxamed Cali…. Read more »

Murashax Cirro Oo Qado Sharaf U Sameeyey Shaqaale Weynaha Golaha Wakiilada Somaliland

Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyahii hore ee Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta hadhimo sharafeed aad u ballaadhan hotel Ambassador ee Hargeysa ugu sameeyey shaqaale weynaha… Read more »

Baanan ku yaala Jabuuti oo joojiyey wadashaqayntii ay la lahaayeen Salaama iyo Dahabshiil Bank

Jabuuti(Waaheen) Baananka kala ah ICB BANK, EXIM BANK, BANK OF AFRIKA, oo ay wadahsaqayn dhaw lahaayeen Baananka Somaliland ee Dahabshiil iyo Salaama ayaa hakiyey wadashaqayntii ay la lahaayeen, kadib markii… Read more »

Gudoomiye Cirro Oo Iscasilaadiisi ka dib Madaxweynaha La Kulmay

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta Madaxtooyada ku qaabiley Gudoomiyihii hore ee golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga Waddani oo maanta si rasmi ah iga casilay… Read more »

Xoghayaha Maaliyada Xisbiga Waddani Oo Booqday Dadka Bukaan Jiifka Ah Ee Cusbitaalka Laascaanood Iyo Deeqo Uu Gaadhsiiyey

Laascaanood, August 2, 2017 (Waaheen) – Xoghayaha Maaliyada Xisbiga Waddani Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa booqday dadka bukaan jiifka ah ee cusbitaalka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaas oo u kuurgalay… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo oo xilkii ka qaaday Hanti-dhawrihii Guud ee Qaranka

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Siilaanyo ayaa xilkii ka qaaday hanta-dharihii Guud ee Qaranka Maxamuud Dheere, waxaana ku meel gaadh ahaan u sii hayn doona ku-xigeenkiisa. WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed… Read more »

Musharaxa WADANI oo si rasmi ah uga Tagay Guddoomiyanimadii Golaha Wakiiladda Somaliland

Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa saaka si rasmi ah uga dagay xilkii guddoomiyaha Golaha Wakiiladda oo uu hayey muddo dhan 12 sano. 70 Xildhibaan oo… Read more »

AU Special Representative commends gallantry of troops involved in an ambush in Goryowein, Lower Shabelle region of Somalia

AU Special Representative commends gallantry of troops involved in an ambush in Goryowein, Lower Shabelle region of Somalia The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC)… Read more »

Dawladda Somaliya oo weerar ay qaaday ku sheegatay inay ku Dishay Horjooge Alshabaab ka tirsan

Muqdisho (Waaheen)Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday howlgal qorsheysan oo ciidanka Soomaalida ay la qaadeen ciidamada aan saaxiibada nahay agagaarka Tooro-Toorow oo la rumeysanyahay in lagu dilay mid ka mid ah… Read more »

Ismaaciil Yare oo xafladdii WADANI ee Allay-baday ku Dhaliilay Musharaxa Kulmiye, Cirro-na ku Amaanay

“Cabdiraxmaan Waa Nin Aan Kibir Ku Jirin, Oo Aayar Socda, Oon Cirka Eegayn Oo Dhulka Eegaya, Alle Ha Guuleeyo Ayaanu Leenahay” Siyaasi Ismaaciil Yare  “Aroorta Hadaad Wax U Dhiibataan Ku… Read more »

Gudooomiyaha Xisbiga Waddani Laantiisa Germany Oo Xilal Cusub Magacaabay

Germany(Waaheen)-Gudooomiyaha Xisbiga Waddani Laantiisa Germany Md.Xasan Faarax Xirsi X.Mataan ayaa isku shaan-dhayn ku sameeyey qaar kamida Masulliyiinta Laantiisa isagoo isla markaasina Masuuliyiin cusub magacaabay,Gudoomiyaha Garabka Dhalin yarada Laanta Germany ee… Read more »

Xisbiga WADANI oo degmadda Allaybaday xaflad balaadhan oo Dhoolatus ah ku qabsaday

Hargeysa(Waaheen):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo oo saaka socdaal ugu baxay degmada Tog-barwaaqo ee Allay-baday ee gobalka Gabilay, ayaa si… Read more »

Gaadhi kuwa xadhkaha ku socda ah oo shil ku galay Jermalka

Ugu yaraan 75 ayaa laga soo badbaadiyay gaadhi kuwa fiilooyinka ku socda ah ka dib markii uu dul istaagay oo uu ka soo laadlaadsamay meel afartan mitir ka saraysa wabiga… Read more »

Trump iyo Raysal Wasaaraha Japan oo u heshiiyay Kuuriyada Woqooyi

Ra’iisalwasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa sheegaya in isaga iyo madaxweyne Trump ay ku heshiiyeen in loo baahan yahay in lala tacaalo Kuuriyada Koonfureed sababo la xiriira gantaalkii ugu dambeeyay ee… Read more »

Qadar oo ganafka ku dhufatay dalabka waddamada Khaliijka Carabta

Qadar ayaa ku gacan seyrtay dalabka waddamada carbeed ee horey xiriirka ugu jaray dalkaasi. Waddamadan ayaa doonaya in Qadar ay marka hore shuruudo ka soo baxda ka hor inta aysan… Read more »

Wel Welka Shaqaalaha Dekada Berbera Oo Sii Xoogaystay

Wel Welka Shaqaalaha Dekada Berbera Ee U Shaqeeya Shirkad DP World oo Sii Kordhaaya, Maalmihii Udanbeeyay Waxaa Shirkada Dp World Maamulkeedu U Qaybiyeen Shaqaalaha U Shaqeeya Ee Somalilander ka Ah… Read more »

Guddoomiye Cirro Oo Kulan Qado Sharaf Ah La Qaatay Cuqaasha Iyo Odeyada Ka Soo Jeeda Beelaha Ciise Muuse Galbeed

Hargeysa (Waaheen):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), ayaa maanta hotel Maamuus ee magaalada Hargeysa, waxa uu kulan ballaadhan oo qado sharaf ah uu ugu sameeyey Cuqaasha, odeyada,… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.