Radio Waaheen

Waaheen News

Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay Labo Degmo

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Siilaanyo ayaa shalay Digreeto ku magacaabay laba degmo oo ku kala yaala Togdheer iyo Selal, kuwaas oo kala ah Masalaha Gorad iyo Cali Xaydh. WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,… Read more »

Dawlada Talyaaniga oo u Diiday Markab Sida Muhaajiriin in uu ku Soo Xidho Dekadaheeda

Lampedusa(Waaheen)  Markab u kireysan hay’adda dhakhaatiirta aan xudduudda lahayn ee MSF oo siday dad muhaajiriin ah ayaa loo diiday in uu ku xirto dekadda jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga. Markabka… Read more »

“Xaq-nimada Islaamka Ayaa Meesha Ka Baxaysa, Haddaan Laga Hor-Tagin…” Sheekh Dirir

Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa ka digay halista gaalnimada, iyo hal-ku-dhigyada in diimahu dhamaantood sammada ka soo degeen, oo hadaan laga hortegin keenaysa in si loo wada arko islaamka… Read more »

Gorfeynta Buugga “Masraxa Cadaabta “, ee uu qorey Cabdinaasir Axmed Ibraahim Khaalid Jaamac Qodax Qodax02@gmail.com

Buuggan magaciisu dusha ku xusan yahay baa ka mid ahaa dhawr buug oo hadiyad ahaan magaalada Hargeysa la iiga soo direy. Kolkii aan akhriyeyna, waxaan jeclaaday inaan wixii iiga baxay… Read more »

Daawo: Madax Dhaqameed Soo Dhex Gali Doonan Khilaafka Golaha Wakiilada

Hargeysa (Waaheen):- Suldaan Xassan Suldaan Cabdilaahi , suldaanka guud ee beelaha Sacad Muuse oo maanta la Hadley warbaahinta waxaa uu ka hadley khilaafka ka soo cusboonaadey doorashadii gudoomiyaha golaha wakiilada… Read more »

Wasiir Cadaani Oo Ka Hadashey Muranka Ka Taagan Golaha Wakiilada

Hargeysa (Waaheen) Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo goor dhaweyd saxaafada kula Hadley xarunta madaxtooyada ayaa waxaa uu ka Hadley muranka ka soo cusboonaadey doorashada gudoomiyaha cusub… Read more »

Xoghayaha Golaha Wakiilada Oo lagu eedeeyey In Uu Isdabo Mariyey Doorashadii Shalay Ee Golahaasi Iyo Maxkamad La Saari Doono

Hargeysa(Waaheen):- Xildhibaan Siciid Warsame Gaane oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu cadeeyey in xoghayaha golaha wakiiladu uu shalay isdabo mariyey codadkii ay kala heleen labadii… Read more »

39 Xildhibaan Oo U Codeeyey Xildhibaaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Warqad Ay Saxeexeen U Gudbiyey …

Hargeysa (Waaheen):- 39 Xildhibaan oo xalay shaaciyey in ay u codeyeen Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle isla markaana codkooda la masuq maasuqay oo la is dabo mariyey ayaa waxaa ay warqad ay… Read more »

Xildhibaan Talyanle Oo Ka War Bixiyey Kulan Maanta Uu La Yeeshay Gudoomiyaha Guurida Somaliland

Hargeysa (Waaheen):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo xalay ku dhawaaqey in uu yahay gudoomiyaha rasmiga ah ee golaha wakiilada Somaliland waxaa uu ka war bixiyey kulan uu maanta la yeeshay gudoomiyaha… Read more »

Daawo: Gudoomiye Cirro muxuu ka yidhi Doorashada Gudoomiye Baashe

Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Ka Hadley Doorashadii Lagaga Guuleystay

Daawo: Sidii loo Doortay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka

Daawo: Khudbadii Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland

Baashe Maxamed Faarax oo ku Guulaystay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda

Hargeysa(Waaheen) Baashe Maxamed Faarax ayaa ku guulaystay in uu noqdo guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiiladda Somaliland. Fadhigii golaha Wakiiladda ee saaka oo ay ku tartamayeen jagadii uu C/raxmaan Cirroi beeniyey… Read more »

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Qado Sharaf Ku Maamuusay XIldhibaanada Kulmiye

Hargaysa(Waaheen)Wasiirka wasaarada madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta qado sharaf ku maamuusay 45 xildhibaan oo ka tirsan mudanayaasha aqalka golaha wakiilada somaliland taas oo dhamaantood lagu guubaabiyay in codkooda… Read more »

“Muuse Biixi In Ka Badan 20 Dacwaddood oo Dhinaca Dhulka ah Baa Kaga Furan Maxkamaddaha Dalka.” Ismaaciil Yarre

Hargeysa(Waaheen) Ex-Wasiir/Siyaasi Ismaaciil Yuusuf Aadan(Ismaaciil yare) oo hada ka tirsan saraakiisha ugu sar-sareysa Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si weyn u dhaliilay siyaasadda hoggaamineed ee guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse… Read more »

Guurtidda oo Ergo Culus u Dirtay Nabaddeynta Beelaha Ceel-af-weyn

Labo Guddi xaqiiqo Raadis ah oo loo kala diray T/dheer iyo Awdal Hargeysa (Waageen)- Shir-gudoonka Golaha Guurtidda ayaa Maanta wufuud Ergo Nabadeyn iyo Xog-ogaal u noqosho ah u kala diray… Read more »

Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Waramay Xaaladiisa Caafimaad

Hargeysa(Waaheen):- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Imaan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Taliye Cabdilaahi Fadal oo mudooyinkii ugu dambeeyey xaalad caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa… Read more »

Qarax Xoogan Oo Moqdisho Ka Dhacay Magaalada

Moqdisho (Waaheen) Qarax xooggan ayaa goor dhoweyd ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada. Warar horu dhac ah oo aan ayaa… Read more »

Cali Guray Oo Ka Hadlay Dooda Murashaxiinta Sadexda Xisbi

Hargeysa(Waaheen):-Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf(Cali Guray) ayaa ka hadlay dooda loo qabtay murashaxinta sadexda xisbi ee ku tartamaya doorashada madaxtinimada somaliland. Siyaasi Cali Guray oo qoraal uu kaga hadlay dooda murashaxiinta… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.