Radio Waaheen

Waaheen News

Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Mar Kale Balanqaadyo U Sameeyey Ciidamada Somaliland

Ceerigaabo(Waaheen) – Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) oo socdaal ku jooga magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa shacabka gobolka Sanaag iyo Sool ugu baaqay inay… Read more »

Madaarka Hargeysa oo laga soo dajiyo Somalida ay soo Mastaafuriyaan Dalalka Turkiga iyo Sucuudiga

Hargeysa(Waaheen) duulimaadyadii ugu danbeeyey ee diyaaradda Dubai Airline ay ku timaado madaarka Hargeysa waxa la socda dad Somali ah oo laga soo mastaafuriyey dalalka Turkiga iyo Sucuudi Arabia, kuwaas oo… Read more »

” Maxamuud Xaashi Waxaas Uu Yidhi Waa Wax Laga Yaq Yaqsoodo …” Siyaasi Abiib Timacad

Ceerigaabo (Waaheen) – Siyaasi Abiib Timacad ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay hadalo dhawaan ka soo baxay wasiir Maxamuud Xaasho kuwaas oo uu ku yidhi wasiirku ” Codku marna… Read more »

Kirayntii Dekedda Berbera oo abuurtay dhibaataddii ugu weynayd Abid ee soo foodsaarta, Xukuumadda oo Wefti Wasiiro ah u dirtay iyo Maraakiib dhawr bilood xaniban

Shan boqol oo baabuur oo Itoobiyaan ah iyo shaqaalahoodii u ku xaniban Berbera iyo Maraakiib Muqdisho, Jabuuti iyo Boosaaso u Goosatay Berbera(Waaheen) inkasta oo aanay Ilaa Hada Wasiirada Maaliyadda. ganacsiga… Read more »

Itoobiya oo Deeq Waxbarasho siisay 2000 oo Arday reer Somaliland ah

Hargeysa(Waaheen) Dawladda Itoobiya ayaa 2000 oo Arday oo reer Somaliland ah sanadkan siisay Deeq Waxbarasho oo ay ku tagi doonaan dalkeeda. Deeqdan waxbarasho oo ay Dawladda Itoobiya soo marisay safaaradda… Read more »

Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Qarar Ka Soo Saartey Khilaafkii Golaha Wakiilada

Hargeysa (Waaheen) Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa waxaa ay qarar ka soo saartey khilaafkii ka tagnaa doorashada gudoomiyihii cusubaa ee golahaasi oo dacwad ka dhan ah dhawaan xildhibaano geeyeen maxkamada Sare… Read more »

Xiisad ka taagan Kenya guushii Uhuru ka dib

Dalka Kenya ayaa waxa ka taagan xiisad ka dib markii madaxweynaha xilka haya, Uhuru Kenyatta, loogu dhawaaqay in uu yahay ninka ku guulaystay doorashadii lagu murmay ee madaxaxtinimada. Sii hayaha… Read more »

Musharax Ciro Oo Safar Kaga Baxay Magaalada Laascaanood kuna Sii Jeeda gobalka Sanaag

Laascaanood (Waaheen) Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa saaka ka anba baxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ka dib muddo saddex habeen ah oo uu ku sugnaa… Read more »

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo mar labaad dib loo doortay. Madaxwyenaha ayaa yiri “Kenyatta ma aha saaxiib qura, balse waa hoggaamiye dadaal… Read more »

Kenyatta oo ku guuleystay doorashadii Kenya

Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu mar kale ku guulaystay doorashadii aadka looga war sugayay ee dhacay Talaadadii. Musharraxan oo ka tirsan xisbiga… Read more »

odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska Oo ka hadlay Muranka Golaha

Bismillaahi Arramanirraxeem.Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Waxaanu ka tiiraanyeysannay … Read more »

Xildhibaankii Saddexaad Oo Muddo 24 Sacadood Ah Iminka Iska Casilay Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (Waaheen):- Xildhibaan Cabdilaahi Axed Yuusuf oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doorto gobalka Awdal oo goor dhaweyd warbaahinta la Hadley waxaa uu shaaciyey in uu… Read more »

“ Nabadda gobolka Sool taalaa waxa ka turjumaysa Jaamacadda Nugaal ee aynu maanta fadhino iyo 177 goobood oo gobolka Sool ka mida oo aynnu doonayno inaynnu khaadh ku qaybino.” Wasiir Maxamuud Xaashi

Laascaanood (Waaheen) Wasiirka Madaxtooyadda SOmaliland mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa wefti balaaadhan oo uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbgia KULMIYE md. Muuse Biixi ayaa maanta ka qayb galay munaasibad… Read more »

Daawo: Muuqaalka khudbadda Guddoomiyaha KULMIYE ee daah-furka kaadh-qaadashada Laascaanoood

10 ka mid ah Ganacsatada Yaryar ee Somaliland oo Helaya Maalgalin

Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Balanqaad u sameeyey Ciidamada Somaliland 

“Waxa Laga Rabay Iyaga (Xukuumada Kulmiye) Inuu Faankoodu Ku Koobnaado Wixii Ay Qabteen, Laakiin Balanqaadka Ay U Daayaan Xisbiyada Mucaaridka” Musharax Cabdiraxmaan Ciro  “Waxaanu U Balanqaadaynaa Ciidamada Somaliland Anagoon Kala… Read more »

Xukuumadda oo Xabsiga dhigtay Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo koox uu watay oo Rabshay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiiladda

Waxay Barxadda gudaha ee Golaha Wakiiladda ka dhex rideen xabad rasaas ah oo Golaaftan ahayd Hargeysa(Waaheen) Xukuumadda Somaliland ayaa shalay Xabsiga dhigtay xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali Koore, kadib markii uu… Read more »

Saddexda Xisbi Qaran oo Ololahooda Kaadh-qaadashada Sool iyo Sanaag ka sii bilaabay Saaxil iyo Togdheer

Ganaaxii Komishanku ku daray Xeerka Anshaxa oo aan waxba Dabrayn Hargeysa(Waaheen) Madaxda Saddexda Xisbi Qaran oo ku sii jeedda Goboladda Sool iyo Sanaag ayaa olole Laxaadleh ka sii bilaabay goboladda… Read more »

Talyanle oo Dacwad u gudbiyey Maxkamadda Sare ee JSL

  Hargeysa(Waaheen) Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle ayaa shalay dalab dacwadeed u gudbiyey maxkamadda sare ee Somaliland, si ay uga garnaqdo muranka ka dhashay guddoomiyenimada golaha Wakiillada. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Somaliland… Read more »

Murashax Cirro iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Saaxil iyo Xaflad Loo Qabtay Taageerayaal Ku Soo Biiray Xisbiga WADDANI

“Berbera Waxaan Is-Leeyahay Waxay Gashay Caloosha Kulmiye Laakiin Waynu Ka Soo Saaraynaa Caloosha Kulmiye, Fartiina Ayaad Kaga Soo Saaraysaan” Musharax Cabdiraxmaan Ciro Hargeysa(Waaheen):-Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha xisbiga… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.