Radio Waaheen Subscribe RSS feed of category Radio Waaheen

Daawo: RIWAAYAD CAJIIB AH OO LAGA METELAY QISADII ASMA CODAY

Dawo Malaaryo oo la ogaaday in ay sidoo kalana difaacdo xannuuno galmada lagu kala qaado

Dawo la siiyo dumarka uurka leh ee ku sugan 35 dal oo adduunka ku kala yaala si ay uga hortagto in cudurka Malaaryadu uu ku dhaco ayaa sidoo kale muujisay… Read more »

SONSAF: Press- statement on Justice, Media, Human Rights and Elections Somaliland

Date: 24 rd February 2017  (Waaheen) Press- statement on Justice, Media, Human Rights and Elections Somaliland Civil society held a meeting yesterday 23th February 2017 at SONSAF office, the objective… Read more »

Telefoonkii Hitler oo $243 kun oo dollar lagu iibsaday

Telefoon uu isticmaali jiray hogaaamiyihii Nazi-ga Adolf Hitler, xilligii uu socday dagaalkii labaad ee dunida ayaa lagu iibiyey  $243 kun dollar. Telefoonkaas ayaa si xaraash ah loo geeyay suuq ku… Read more »

Aktarad Filimaanta Hindiga Jisha oo la Kufsaday

Hargeysa(Waaheen) Booliska gobolka Koonfurta Hindiya ee Kerala ayaa waxay xidheen seddax qof oo looga shakisan yahay inay afduubteen, ka dibna kufsadeen atariisho caan ah oo aan magaceeda la shaacin. Gabadha… Read more »

Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abbokor. Qore: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)

Sannad kasta maanta oo kale 20ka bisha Feebarweri waxa Somaliland looga dabbaaldegaa xuska maalinta dhalinyarada Somaliland oo lagu saleeyey maalintii dhagax-tuurka ay dhallinyaradii dugsiyada sare ugu hiiliyeen kooxdii UFFO 20kii Feebarweri 1982kii. Waxaana xuskani… Read more »

“Nolosha Maraykanka ee aan ku Noolahay Waa mid Qalafsan” Khadijo Cabduqaadir

Khadijo Cabduqaadir waxay ahayd 15 sano jir markii laga qaaday xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, lana geeyay magaalada New York ee dalka Mareykanka. Waxay Dalka Mareykankan ku tagtay si sharci ah…. Read more »

Weriyayaal Iyagoo Idaacad Toos u Tabinaya la toogtay

Saddex nin ayaa la xidhay kaddib markii la toogtay laba weriye oo si toos ah u tabinayay idaacad ku taal Jamhuuriyadda Dominica. Mid ka mid ah weriyayaasha ayaa la toogtay… Read more »

Hindiya oo 104 Dayaxgacmeed Hawda u Dirtay

Hindiya ayaa taariikh sameysay kaddib markii ay ku guulaysatay inay hal howlgal hawada ugu dirto 104 dayaxgacmeed, iyadoo sidaana uga saramartay rikoorkii hore ee uu Ruushka dhigay 2014-kii markaa oo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.