Radio Waaheen Subscribe RSS feed of category Radio Waaheen

Daawo: Gabay Baaq Nabadayn ah oo ku Socda Beelaha Bariga Somaliland

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Gabagan Waxa Hal abuuray Mustafe Maxamuud Cabdi waxaanu ugu talo galay inuu ku nabadeeyo Colaada ka dhex taagan Beelaha bariga Somaliland.  

Baadigoobka loogu jiro in daawo loo helo Aidska oo rajo cusub yeelatay

Daawooyinka cusub ee difaaca jirka ka caawin kara in ay ka hor tagaan kansarka ayaa waxay noqdeen kuwa aad loogu farxay raja wayna abuuray. Seynisyahano kullanka laba maalmood ah ku… Read more »

Booliska Mozambique oo baadhaya cidda soo abaabusha dilalka ragga bidaarta leh

Booliska gobolka Zambezia ee bartamaha dalka Mozambique ayaa sheegaya in uu ballaadhinayo baadhitaannada ka dhanka ah sare u kaca dilalka loo gaysto ragga bidaarta leh. Tan iyo bishii la soo… Read more »

Shimbiro diyaarad ku khasbay in ay deg deg u caga dhigato

Duullimaadka dayaaradda AirAsia X ee u socday Kuala Lumpur ayaa lagu khasbay inuu ku labto Australia, ka dib markii ay shimbiro ku dheceen oo rakaabkii ay ka argagaxeen. Dayaradda oo… Read more »

Mundane Musharax Haddii Aad Guulaysato Waxa ku Sugaya ma Ogtahay ? W/Q Dr Boqore Farah qaybtii 1 aad

Somaliland waxa ka dhacay shan doorasho madaxtooyo oo ay isku kala bedelen afar madaxwayne iyo mar madaxwayne cigaal dib loo doortay .doorashooyinkan oo qaar ahaayeen kuwo baaralamaanku madaxwaynaha soo doorteen… Read more »

DHUUXIDDA TAARIIKHDA ISLAAMKA CASHARKA 78AAD GOOBTII XUNAYN qaybtii 4aad

Nabigeennu scw wuxuu amar ku bixiyey in boojimadii iyo balaladii Hawaazin la sii geeyo meel Jacraana la yiraahdo, isaguna wuxuu afka saaray Taa’if isagoo ku duulay Reer binuu Thaqiif oo… Read more »

magacyada ay Xiliyada Somaalidii Hore u isticmaali jireen

Dadkii hore ee Soomaalida ee xoola dhaqatada ahayd waxay ahaayeen dad rafaadsan oo aan haba yaraatee haysanin goor-sheeg ama saacad ay wakhtiga kala socdaan. Sidaas darteed waxay sameeyeen hab aad… Read more »

Warmurtiyeed iyo talo ku socota xisbiyada qaranka Dawlad Somaliland iyo bulshada Somaliland oo ay saareen odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska

Annaga oo ku hadlayna magaca jaalliyadaha kor ku xusan Waxaa naga go,an in aanu mar walwalba  wixii dalka iyo bulshada jamhuuriyadda qiimaha leh ee Somaliland in aanu u soo jeedinno… Read more »

Doorka Barnaamijka Xisbiga WADDANI ee cidhibtirka Musuqmaasuqa, eexda iyo qaraabo kiilka

“Xilka qaranku meherad laga taajiro maaha, waa madal loogu adeego ummadda.” Fakhriga, gaajada, shaqo la’aanta, biyo la’aanta jidadka dayacan, xarumaha caafimaadka bulshada ee liita, inta shaqaalaha inna metela ee cashuurta… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.