Radio Waaheen Subscribe RSS feed of category Radio Waaheen

Ururka SOLJA Iyo Masuuliyiinta Goob-Joogayaasha Caalamiga Ah Oo Kulan Yeeshay

Hargeysa (Waaheen) Ururka suxufiyiinta Somaliland ayaa shalay xarunta ururka kula kulmay madaxda hormoodka u ah Goob-joogayaasha Caalamiga ah, kuwaas oo u kuurgalayey qaabka ay Saxaafadda Somaliland uga shaqaynayso Doorashada Madaxtooyadda…. Read more »

Cuntooyinka Sababa Cudurka Kansarka Ee ay Tahay Inaad Ka Fogaato

Kansarku waa kelmad balaadhan oo loo isticmaalo noocyo badan oo cudurro ah kuwaas oo la xidhiidha unugyo ka mid ah jidhka oo u kora ama u waynaada si xadka ka… Read more »

Raila: “Kenya nabad kama dhici doonto inta doorashada lagu shubanayo”

Hoggaamiyaha mucaaradka ee kenya, Raila Odinga ayaa difaacay go’aankii uu uga baxay tartanka doorashada madaxtinimada. Raila oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in uusan doonayn ka qeybgalka doorasho “hannaankeeda lagu… Read more »

Canada oo joojisay su’aalaha xijaabka ee Qaxootiga la waydiiyo

Canada ayaa joojisay isticmaalka warqad ay ku qoran yihiin su’aalo u muuqda in si gaar ah loo waydiiyo muslimiinta tahriibayaasha ah ee dalkaasi galaya. Waxaa la adeegsan jiray warqad su’aalo… Read more »

Daawo: Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo ku dhawaaqay Tirada qaadatay Kaadhkii Codbixinta

Hargeysa(Waaheen) Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ug dhawaaqeen liiska dadka isku diwaangaliyey cod bixinta doorashada Somaliland ee dhawaan dhici doonta. Komishanku waxay sheegen in tirada… Read more »

Daawo: Saddex Caruur oo Oromo ah oo ku Gubtay Guri ku yaal Hargeysa.

Hargeisa(Waaheen) Guri ku yaal Degmada Ibraahin Koodbur ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa ku gubtay gurriigii ay ku jireen saddex caruur ah oo Oromo ah kuwaasi oo ku jiray Gurri Sandaqad… Read more »

Daawo: Xisbiga Waddani oo ka Jawaabay ka Ganax lacageed oo ay ku soo rogeen Gudida Anshaxa ee komishanka Doorashooyinku.

Hargeisa(Waaheen) Gudoomiyaha ku-meelgadhka ee xisbiga Waddani Mudane Cabdiqaadir Jirde ayaa Jawaab ka Bixiyey Ganax lacageed oo ay guddida Anshaxa ee komishanka Doorashooyinku ku soo rogeen xisbiga Waddani. waxaanu sheegay in… Read more »

Haweenka Sacuudiga oo loo ogolaaday in Gawaadhida ay Kaxeeyaan

Boqorka Sacuudiga boqor Salman ayaa soo saaray Digreeto u ogolaanaysa haweenka Sacuudiga in ay gawaarida kaxeeyaan markii ugu horeysay. Arrintan ayaa waxa si wayn ugu farxay dadkii u ololaynayay muddada… Read more »

Nin la cararay Xaaska Sarkaal sare oo ka tirsan Boko Haram

Maxamed waxaa lagu qasbay in uu u dagaalamo kooxda Boko Haram balse markii danbe ayaa waxa u suuragashay in uu koooxda ka soo baxsado. Maxamed ayaa waxa la kulmay wariye… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.