Radio Waaheen Subscribe RSS feed of category Radio Waaheen

Daawo: nuxurka khudabadii siyasi C/xakiin oo Ka Mid Ah Hogaanka Wadani

Daawo: Xisbiga Waddani Oo Xafiis Cusub Ka Furtay Abaarso

Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Qaybgashay Munaasibad Loo Sameeyay Cisbitaal Laga Hirgelinayo Degmadda Daara-Salaam

Hargeisa (Warsugan) – Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa shalay ka qaybgashay munaasibada loo sameeyay bilowga Cisbitaal laga hirgalinayo degmada Daara-salaam ee gobolka maroodi-jeex. Marwo Samsam Cabdi… Read more »

Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada JSL, Md. Maxamed Muuse Abees Oo Beeniyey Warar Laga Baahiyey Oo Sheegaya Inuu Iska casilay Xilkii Uu Qaranka U Hayey.

Hargeysa(Waaheen)wasiiru-dawlaha oo arrintaasi beeniyey ayaa yidhi”waxa aan shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo Taageerayaashayda u sheegayaa in aanan haba-yaraatee aanay jirin meel aan ku shaaciyey in aan iska casilsay xilkii aan qaranka… Read more »

Ururka SOLJA Iyo Masuuliyiinta Goob-Joogayaasha Caalamiga Ah Oo Kulan Yeeshay

Hargeysa (Waaheen) Ururka suxufiyiinta Somaliland ayaa shalay xarunta ururka kula kulmay madaxda hormoodka u ah Goob-joogayaasha Caalamiga ah, kuwaas oo u kuurgalayey qaabka ay Saxaafadda Somaliland uga shaqaynayso Doorashada Madaxtooyadda…. Read more »

Cuntooyinka Sababa Cudurka Kansarka Ee ay Tahay Inaad Ka Fogaato

Kansarku waa kelmad balaadhan oo loo isticmaalo noocyo badan oo cudurro ah kuwaas oo la xidhiidha unugyo ka mid ah jidhka oo u kora ama u waynaada si xadka ka… Read more »

Raila: “Kenya nabad kama dhici doonto inta doorashada lagu shubanayo”

Hoggaamiyaha mucaaradka ee kenya, Raila Odinga ayaa difaacay go’aankii uu uga baxay tartanka doorashada madaxtinimada. Raila oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in uusan doonayn ka qeybgalka doorasho “hannaankeeda lagu… Read more »

Canada oo joojisay su’aalaha xijaabka ee Qaxootiga la waydiiyo

Canada ayaa joojisay isticmaalka warqad ay ku qoran yihiin su’aalo u muuqda in si gaar ah loo waydiiyo muslimiinta tahriibayaasha ah ee dalkaasi galaya. Waxaa la adeegsan jiray warqad su’aalo… Read more »

Daawo: Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo ku dhawaaqay Tirada qaadatay Kaadhkii Codbixinta

Hargeysa(Waaheen) Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ug dhawaaqeen liiska dadka isku diwaangaliyey cod bixinta doorashada Somaliland ee dhawaan dhici doonta. Komishanku waxay sheegen in tirada… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.