Videos Subscribe RSS feed of category Videos

Kooxda Alshabaab ee Beeraha Gal-gala oo xalay qabsaday Laasqoray

Laasqoray(Waaheen) Kooxda Alshabaab ee fadhigeedu yahay Buuraha Galgala ayaa xalay soo galay gudaha magaaladda Laasqoray, halkaas oo ay muddo badan ku sugnaayeen, balse markii danbe ay isaga baxeen. Alshabaab ayaa… Read more »

Murrashax Muuse Biixi Cabdi oo Sharraxay Himilada KULMIYE iyo Kaalinta Dhallinyarada ee Horumarka dalka

“Dhalinyarada aqoonta leh xilka saarani waxa weeye  in ay qaataan halku dhiga ah dalkayga maxaan u qabtaa”   Hargeysa (Waaheen )- Guddoomiyaha KULMIYE , ahna Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi… Read more »

Magacaabista Guddida Ololaha Gobolka Sanaag ee Xisbiga KULMIYE

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Ololaha Gobolka Sanaag ee Xisbiga KULMIYE.   Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo… Read more »

Macluumaadka difaaca Australia oo “la xaday”

Macluumaad xasaasi ah oo ku saabsan hannaanka difaaca ee Australia ayaa si aan kala sooc lahayn loo xaday, ka dib markii burcadda internet-ka ay jabsadeen qalabka. Qiyaastii akhbaar gaaraysa illaa… Read more »

6-dii dal ee saxiixday heshiiskii Nukliyeerka Iiraan oo Trump ka soo horjeestay

Dhammaan lixdii dal ee kale ee saxiixay heshiiska nukliyeerka ee Iiraan ayaa sheegay inay ka go’an tahay meelmarinta heshiiskaas, walow uu Madaxweyne Trump sheegay inuusan qadarin doonin heshiiskaasi. Madaxweyne Donald… Read more »

Xarunta Baaralaamka Somaliland Oo Xoghayaha Golaha Wakiiladu Ka Mamnuucay Inay Warbaahintu Gasho

Hargeysa(Waaheen )Xarunta Labada gole qaran waa wakiilada iyo guurtida ee oo mudooyinkii u danbeeyey warbaahintu adkayd in ay gasho taasi oo uu amarka ay warbaahintu dibad jooga kaga tahay uu… Read more »

Deg Deg: Arday lagu laayay iskuul ku yaal Kenya

Shan arday iyo nin waardiye ah ayaa toogasho lagu dilay iskuul ku yaal meel u dhaw xadka Kenya ay la wadaagto South Sudan. Warbaahinta maxalliga ah ee Kenya ayaa ku… Read more »

Culimo awdiinka Hargeisa oo khudbadii Jimcaha kaga Hadlay Doorashooyinka

Hargeysa (Waaheen) :- Somaliland waxa dhawaan looga dareeri doonaa Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland, taas oo ay ku tartami doonaan Murashaxiinta Xisbiyadda Waddani, Kulmiye iyo UCID. Doorashaddan oo si weyn isha loogu hayo… Read more »

Aqoon Yahanadii Iyo Shacabkii Puntlan Oo Xabsi Ku Mutaysanaya Taageerida Dawlada Soomaaliyeed

Shacabka ku nool deegaanada puntland oo ah shacab lagu yaqiin taariikh ahaan in ay had iyo jeer  u guntanaadaan dawlad nimo iyo qaranimo soomaaliyeed,ayaa aamin san in ay ka shaqeeyaan… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.