Videos Subscribe RSS feed of category Videos

Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB oo Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay

Hargeysa (Waaheen) – Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi… Read more »

Hambalyada Dunida ee Madaxweynaha Cusub ee Somaliland iyo Warbixinnaha Warbaahinta Caalamka ee Natiijadii Doorashada

London (Waaheen)- Beesha caalamka iyo warbaahin fara badan oo dunida ka mid ah, ayaa ka hadashay natiijada doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee Guddiga Doorashadu shaacisay 21-kii bishan November, taas oo ay… Read more »

Daawo: Boqorada Iyo Salaadiinta Gabiley Oo U Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Loo Doortay

Daaowo: Gudigii Ololaha Gobolka Gabiley Ee Kulmiye Oo Hambalyo u Diray M. Muuse Biixi

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyo u diray Madaxweyanah Cusub ee la doortay

Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee ku aadan Madaxweynaha Cusub ee la doortay Mudane Muse Biixi Cabdi iyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdiraxman Cabdillaahi Saylici:   Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silanyo, isagoo… Read more »

Hogaanka Dhaqanka Galbeedka S.Land Oo Hambalyo Uu Diray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Musharaxiinta Waddani Sida Milgaha leh Ee Ay Tanaasulka Uu Sameeyeen

Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Bogaadiyey Madaxwayneha Cusub Ee Somaliland

Daawo: Xisbiga Waddani Oo Aqbalay Natiijadii Doorashada Somaliland

Muuse Biixi Cabdi Oo Noqdey Madaxweynaha Shanaad Ee Somaliland Iyo Codadka Uu Helay

Hargeysa (Waaheen):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa si rasmi ah kominshanka doorashooyinka Somaliland ay ugu dhawaaqeen in uu noqdey madaxweynaha Shanaad Madaxweyne Muuse… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.