Videos Subscribe RSS feed of category Videos

Safiirka Denmarka ee Kenya iyo Somaliya oo Somaliland u yimi Geedi-socodka Doorashooyinka iyo Sanduuqa SDF

“Dalka Denmark Waa Dal Ay Somaliland Saaxiib Yihiin, Waxana Uu Ka Mid Yahay Wadamada Somaliland Ka Taageera Horumarka Iyo Dumuquraadiyada.” Wasiirka Madaxtooyada JSL Berbera (Waaheen)  Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda  Jamhuuriyadda Somaliland… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo, Marwada koowaad iyo wasiirka Madaxtooyadda oo qaatay kaadhka-codaynta Doorashooyinka

“Waxaanu U Aragnaa In Xisbiyada Qaranka, Xukuumadda Iyo Ummadda Oo Dhammi Ay U Guntado In Doorashada Aynu Ku Tartano Jawi Caafimaad Qaba Oo Walaalnimo iyo Bisayl Leh.” Wasiirka Madaxtooyada JSL… Read more »

Ciidamada Booliska oo xidhay Saraakiil iyo Taageerayaal Ka Tirsan WADDANI

Berbera(Waaheen):-Ciidamada Booliska ee goballadaTogdheer iyo Saaxil, ayaa xalay illaa saaka xabsiga u taxaabay saraakiil sare sare iyo weli ba taageerayaal ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iyada oo sida… Read more »

Somaliland: Dhoofkii Xoolaha Oo la furay

Hargeysa(Waaheen)-Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay in  Dhoofkii Xoolaha ee Sucuudigu xayiray dib loo furay, maalmihii dambeeyeyna uu durba isbedelay Suuqii Iibka Xoolaha ee Bandowga ahaa muddooyinkan dambne. Sidaas, waxa sheegay Wasiirka… Read more »

Xildhibaan Xamse Gaadoweyne oo geeriyooday

Marxuum Xamse Gaadoweyne wuxuu kamid ahaa Ruug-cadaadigii Golaha Wakiillada Somaliland… Hargeysa(Waaheen)-Waxa shalay Magaalada Hargeysa ku geeriyooday alle ha u naxariistee, Xildhibaan Xamse Maxamed Gaadoweyne oo kamid ahaa Mudaneyaasha Golaha Wakiilada… Read more »

Fadhiyadii Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Qabsoomi La Iyo Dhaliilaha Dul Hoganaya Shir Gudoonka

Hareysa(Waaheen):-Mudanayaasha golaha wakiiladda somaliland iyo shir gudoonkooda ayaa ku guul daraystay sadexdii todobaad ee u dambeeyey inuu sii socda kal fadhiga 34aad ee golahaasi. Inta badan mudanayaasha golaha wakiilada iyo… Read more »

Nuxurka Kulan Dhex Maray Wasiir Ku Xigeenka Hawlaha Guud Iyo Madaxda Geeska Afrika Ee Hay’adda ILO+Sawiro

Hargeysa(Waaheen):-Wasiir ku xigeenka hawlaha guud iyo guryeynta somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu saraysa hay’adda ILO. Wasiir ku xigeenka hawlaha guud ayaa waxa kulankan ku… Read more »

Daawo: komishanka Doorashooyinka oo Ku dhawaaqay ina Burco laga Bilaabay qaadasa Kaadhka

Xisbiga KULMIYE oo ka War-bixiyey Shil Baabuur ku yimi Weftiga Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee Togdheer

Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo beryahanba socdaal shaqo ku jooga Gobolka Togdheer ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta kormeer shaqo ugu… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.