Videos Subscribe RSS feed of category Videos

Laba Xeer oo ay ansixiyeen golaha Wasiirada Somaliland

Kulankii Golaha wasiiradu khamiista ku yeelan jireen qasriga madaxtooyada Somaliland oo tirsigiga kalfadhigiisu ahaa 222aad maanta oo ay taariikhdu tahay 20.07.2017   oo uu shir gudoominayey madaxweynaha qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay laba Degmo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4911/072017 oo uu soo saaray maanta uu ku magacaabay laba degmo.   Madaxweynuhu:   Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad iyo Qodobka… Read more »

Gudoomye Cirro Oo Ku Hanjabay Inay Fal-Celin Doonaan Cadadiska Xukuumadu Ku Hayso Xisbiga Waddani

Xisbiga WADDANI oo Xaflad Ku Qaabilay Siyaasiyiin Ruug-cadaaya iyo Haldoorka Reer Hargeysa oo Ku Soo Biiray

Hargeysa(Waaheen):- Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey siyaasiyiin miisaan culus ku leh saaxadda siyaasadda dalka iyo weli ba… Read more »

DAAWO: Guddoomiye Cirro oo Baaq Nabaddeed u Diray Beelaha Ku Diriray Ceel-afweyn

Hargeysa(Waaheen):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxa uu caawa fiidkii si deg-dag ah uu baaq nabaddeed ugu direy laba beelood oo walaalo ah oo mar… Read more »

Murashaxa Xisbiga WADDANI Iyo Masuuliyiin Kale Oo Siweyn Hargaysa Ugu Soo Dhaweeyay Siyaasiga Caanka Ah Ee Maxamed Biixi Yoonis

Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay wehelinayaan Masuuliyiin kala duwan oo Xisbiga WADDANI ka tirsan ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargaysa siweyn ugu soo dhaweeyay Siyaasiga Miisaanka… Read more »

Ciidanka Dab-demiska  Qaranka oo Loo Bilaabay Tababar ku saabsan Xumbada lagula Dagaalamo Dabka [ Foam].

Hargeysa (Waaheen) Ciidanka Dab-demiska  Qaranka Somaliland Gaar ahaan Magaalooyinka Hargeysa, Wajaale Iyo Burco ayaa waxaa Loo Bilaabay Tababar ku saabsan Fuumta ama Xumbada lagula Dagaalamo Dabka[Foam] kaasi oo socon doona… Read more »

Maxamed Biixi Yoonis oo Hargeysa u imanaya Xaflad Xisbiga WADANI u qabanayo Taageerayaal ku biiraya Toddobaadkan

Addis ababa(Waaheen) Wefti uu hogaaminayo Maxamed Biixi Yonis oo uu ka mid yahay C/xakiin X Siciid iyo xubno kale oo Wadani ah ayaa Berri Hargeysa u imanaya xaflad Xisbigu u… Read more »

Maxamed Biixi Yoonis oo Hargeysa u imanaya Xaflad Xisbiga WADANI u qabanayo Taageerayaal ku biiraya Toddobaadkan

Addis ababa(Waaheen) Wefti uu hogaaminayo Maxamed Biixi Yonis oo uu ka mid yahay C/xakiin X Siciid iyo xubno kale oo Wadani ah ayaa Berri Hargeysa u imanaya xaflad Xisbigu u… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.