Waaheen News Subscribe RSS feed of category Waaheen News

Deg Deg: Arday lagu laayay iskuul ku yaal Kenya

Shan arday iyo nin waardiye ah ayaa toogasho lagu dilay iskuul ku yaal meel u dhaw xadka Kenya ay la wadaagto South Sudan. Warbaahinta maxalliga ah ee Kenya ayaa ku… Read more »

Culimo awdiinka Hargeisa oo khudbadii Jimcaha kaga Hadlay Doorashooyinka

Hargeysa (Waaheen) :- Somaliland waxa dhawaan looga dareeri doonaa Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland, taas oo ay ku tartami doonaan Murashaxiinta Xisbiyadda Waddani, Kulmiye iyo UCID. Doorashaddan oo si weyn isha loogu hayo… Read more »

Aqoon Yahanadii Iyo Shacabkii Puntlan Oo Xabsi Ku Mutaysanaya Taageerida Dawlada Soomaaliyeed

Shacabka ku nool deegaanada puntland oo ah shacab lagu yaqiin taariikh ahaan in ay had iyo jeer  u guntanaadaan dawlad nimo iyo qaranimo soomaaliyeed,ayaa aamin san in ay ka shaqeeyaan… Read more »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo saaka safar shaqo ku tagay Gabilay

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuryadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamauud Siilaanyo ayaa saaka safar shaqo ku tagay magaaladda Gabilay. Madaxweyne Siilaanyo ayaa la filayaa in uu ka qayb galo munaasibado lagu daah-furayo masharaaiic… Read more »

Wasiirka Diinta oo shaaca ka Qaaday in Madaxda hay’adaha Amaanku U hakiyeen Arrimo Amni qeybinta Mucaawino Hay’ada Khadiija dalka Keentay.

Wasiirka Maaliyada oo la xaqiijiyey inaanay Shaqo Ku Lahayn Eedaha la xidhiidhanaya hakinta Mucaawinada. Hargeysa-Wasiirka Diinta & Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdillahi Axmed ayaa shaaca ka qaaday in xaalado nabadgelyo awgeed… Read more »

Madax-dhaqameedka iyo Hal-doorka Beesha Akisho oo Caddeeyey inay Codkooda Siinayaan Murrashaxiinta KULMIYE

l Beesha Akisho oo mawqifkooda ku muujiyay xafiis cusub oo KULMIYE ka furtay magaalada Wajaale: Tog-wajaale (Wajaale )- Salaadiinta, Cuqaasha, Xildhibaanada iyo Dhallinyarada Beesha Akisho, ayaa xafiisyo cusub ka furay… Read more »

Weftigii Somaliland Ee Ku Sugnaa Dalka Jeejniya Ayaa Safarkoodii Ku Soo Gabagabeeyey Arrimo Doora Oo Muhiim U Ah Labada Dal

Jeejniya(Waaheen)Waftigii uu hogaaminayay, wasiirku xigeenka wasaaradda maaliyada Somaliland md. Axmed Xaashi Cabdi oo ay wehelinayeen, Amb Cabdifataax Siciid Axmed Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti oo isagu isku xidhka iyo… Read more »

Daawo: Xildhibaan Nacnac Oo Iminka Iska Casilay Kulmiye Kuna Biiray Waddani

Hargeysa(Waaheen) Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada isla markaana ahaa tiir dhexaadka xisbiga Kulmiye ilaa markii la aas aasay waxaa uu maanta si rasmi ah… Read more »

Guddida Cadaaladda oo shaqada ka Eriday Garsoorayaal iyo Xeer ilaaliyayaal

  Waxa ku jira kuwii lagu Eedeeyey inay siyaasadda ku milmeen Hargeysa(Waaheen) Guddida Baadhida iyo Kormeerka ee ka tirsan guddida Cadaaladda Somaliland ayaa goboladda ku soo maray Kormeer ay ku… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.