Waaheen News Subscribe RSS feed of category Waaheen News

Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Kenya Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Hargeysa(Waaheen) Murrashaxii xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa tan iyo intii lagu dhawaaqay natiijadii doorashadii madaxtooyada Somaliland ee dalka ka qabsoontay 13-kii Bishii Nofeember ee… Read more »

Daawo ”Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Midowga Yurub Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyay

Daawo ”Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashey Sababta Uu Madaweyne Siilanyo Uga Guuray Xarunta Qasriga Madaxtooyada

Ku Dhawaad 100 Tahriibe Oo Reer Somaliland U Badan Oo La Layahay Meel Ay Ku Danbeyeen Iyo Ciidamo Military Ah Oo Xoog Kula Wareegay

Libya(Waaheen)-Tahriibayaal 100 Qof ku dhaw isla markaana reer Somaliland u Badan ayaa la layahay meel ay ku danbeeyeen , wararka soo baxaya waxaa ay sheegayaan in dhalinyaro Somali ah isla… Read more »

Madaxweynaha Xilka Ka Sii Dagaya Axmed Siilanyo Oo Dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Booliska

Hargeysa(Waaheen)-Madaxweynaha Xilka ka sii dagaya ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iimaan dallacsiiyay, Taliyaha oo hore u ahaa sarreeye guuto ayaa haatan… Read more »

Lahaanshaha qudus Go’aan laga gaadhayo

Saraakiisha dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay u badantahay in madaxweyne Trump uu toddobaadka soo socdo ku dhawaaqi doono tallaabada xigta ee ku aadan in Mareykanka uu magaalada Qudus u… Read more »

“Saddex jeer ayaa addoon ahaan Liibiya la iigu kala iibsaday” Wiil Tahriibayey

Waxaa isa soo taraya wararka ka hadlaya dad nool oo seylad lagu kala iibsanayo dalka Liibiya, waxayna arrintan dusha sare soo marisay walwalkii laga qabay tahriibka sharci darada ah iyo… Read more »

Qaramada Midoobey oo lacago dhan balaayiin doolar u dalbatay arimaha bina’aadanimada sanada

Qaramada Midoobey ayaa codsatay lacag dhan $22.5bilyansi loogu bixiyo arrimaha bina’aadanimada sanada 2018. Codsigani caalamiga ah ayaa looga gol leeyahay in lagu helo lacago si loogu caawiyo 91 milyan oo… Read more »

Daawo: Shacabka Reer Hargeysa Oo Su,aalihii Ugu Adkaa Fagaare Ku Weydiiyey Taliyaha Ciidanka Dabdamiska

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.