Waaheen News Subscribe RSS feed of category Waaheen News

Senate-ka Mareykanka oo ka doodaya laalidda adeegga caafimaadka Obamacare

Senate-ka Mareykanka ayaa u codeeyay in la bilaabo dood ku saabsan qodob sharciyeed cusub oo ah adeeg caafimaad oo uu soo gudbiyay xisbiga Jamhuuriga. Arrintan ayaa ah tallaabo muhiim ah… Read more »

Xisbiga UCID Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Ee Gobolka Togdheer

Shirkadda Adobe oo khadka ka saaraysa barnaamijka Flash Player

Sida ay shaacisay shirkadda Adobe Systems , waxaa la qorsheynayaa in qadka laga saaro barnaamijka muuqaalada lagu daawado ee Flash Player marka la gaaro sanadka 2020-ka. Aaladdan ayaa waxa ay… Read more »

Daawo: Gabay Baaq Nabadayn ah oo ku Socda Beelaha Bariga Somaliland

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Gabagan Waxa Hal abuuray Mustafe Maxamuud Cabdi waxaanu ugu talo galay inuu ku nabadeeyo Colaada ka dhex taagan Beelaha bariga Somaliland.  

Somaliland: ‘Loollan iyo Qabyaalad?Faallo. SCC (Kalshaale)

Dawladnimada ku dhisan Nidaamka Asxaabta badan ee tartamayaa, wuxuu daawo ka yahay cidhib-xumada ka dhalata xukunka keli-taliska ah, hogaaminta u xidhan Koox khaasa oo aan cid kale taraxin iyo mushkiladaha… Read more »

Maraykanka oo awooda sii xoogaysanaysa ee Alshabaab ku Eedeeyey Ciidamadda Afrika ee AMISOM

Wargeyska Long War Journal oo daabacay warbixintan oo sheegaysa Shabaab inay haystaan deegaano badan oo dhaca Koonfurta Somaliya Washinton (Waahen) – Dowladda Mareykanka ayaa ka dhawaajisay in Ciidamada AMISOM ee… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilka Qaadis iyo Magacaabis Samaayey

Wuxuu Bedelay Wasiirkii Xidhiidhka Golayaasha, waxaanu Magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Wada-hadallada Somaliland iyo Somaliya Hargeisa (Waaheen)Magacaaabista labada Masuul iyo Xilka qaadista Wasiirka ayaa lagu sheegay Digreeto Madaxweyne taasoo u… Read more »

Baadigoobka loogu jiro in daawo loo helo Aidska oo rajo cusub yeelatay

Daawooyinka cusub ee difaaca jirka ka caawin kara in ay ka hor tagaan kansarka ayaa waxay noqdeen kuwa aad loogu farxay raja wayna abuuray. Seynisyahano kullanka laba maalmood ah ku… Read more »

Mayarka Borama Oo Xabsiga Dhigay Qaar Ka Mid Ah Gaacsatada Jaadka Kadib Markii Ay Diideen Canshuuro dheeraad ah Oo Lagu Kordhiyay

Ciidamada Booliska ee Boorama ayaa manta xabsiga u taxaabay qaar ka mid ah ganacsatada qaadka ee magaalada Boorama, sidana waxa warbaahinta u xaqiijiyay mid ka mid ah ganacsatadan Jaadka ee… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.