Waaheen News Subscribe RSS feed of category Waaheen News

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya

Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16/01/2018 safar shaqo  oo qaadan doona maalmo kooban ugu ambo-baxay dalka Itoobiya…. Read more »

Wasaradda Horumarinta Beeraha Oo Koox Kormeer Iyo Wacyigalin Beeralayda u Samayn Doonta U Dirtay Qaar Ka Mid Ah Goboalada Dalka

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta beeraha Mudane Axmed Muumin Seed  ayaa koox ka socota wasaaradda u diray gobolada Awdal iyo Gabiley. Kooxdan oo ujeedada socdaalkooda isugu jirto wacyigalin iyo xogogaal raadin ayaa… Read more »

Daawo: Wasiiro Kormeer ku soo Maray Wajaale

Daawo: Dadka Na nool AIDs ka oo Faquuq ka Cabanaya

DJIBOUTI IYO SOMALILAND WAA UL IYO DIIRKEED

   HORDHAC:  Maqaalkani waxaa la faafiyay 10 sandood ka hor markii President Rayaale booqdey Djibouti  xidhiidhka labada dal oo hagaday ilaa sanadkii 2005. Madaxwene Rayaal wuxu si geesinimo leh u fideyey taageero… Read more »

Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Dalka ku soo laabtay

Ciidamada Somaliland Oo ku Ruqaansaday Xuduudka Puntland

Yoocada(Waaheen) Ciidamda Dowladda Somaliland ayaa 5:00am Subaxnimo u Ruqaansaday Dhinacaa iyo Xuduudda Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, iyaga oo ugu Horaynba Tuulada Tukaraq oo kastam u ahaan jirtay Puntland ay Gacan… Read more »

Awdal: Laba Wariye Oo Laba Sanno Oo Xadhig Ah lagu Xukumay

Borama (Waaheen):- Maxkamada gobalka Awdal ayaa waxaa ay saaka min laba sanno oo xadhig ah ay ku riday laba wariye oo ka hawl gala gobalkaasi laguma magacaabo Rashiid Maxamed Cabdilaahi Xussen… Read more »

DAAWO: Magaalada Hargeysa oo ay kusoo badanayaan meherada laga cuno cuntooyinka Waddaniga ah

© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.