Articles Subscribe RSS feed of category Articles

Tacsi: Marxuum Cali X Yuuuf oo manta lagu Aasay Hargeysa

Maxamed Biixi Yoonis, Dr: Axmed Xuseen Ciise, Dr: C/laahi Xuseen Bulxan, Dr: Heebaan, C/xakiin X Siciid,Agaasimaha Rugta Ganacsiga Somaliland  Ibraahim Ismaaciil, Agaasimaha Baanka Dhexe ee Somaliland  C/laahi Aadan, Ibrahim Yey,… Read more »

Ganacsiga Ethiopia iyo Somaliland ee Aynu ku dulmanahay.

Ma ogatahayse in Somaliland ay bixiso misaaniyada sanadkii ee Dawlad Deegaanka Somalilida Ethiopia: Xaqiiq Miisaaniyada Ethiopia ee sanadkii hore ayaa ahyid 274,000,000,000 (laba boqol iyo afar iyo todobaatan bilyan oo… Read more »

Mundane Musharax Haddii Aad Guulaysato Waxa ku Sugaya ma Ogtahay ? W/Q Dr Boqore Farah qaybtii 1 aad

Somaliland waxa ka dhacay shan doorasho madaxtooyo oo ay isku kala bedelen afar madaxwayne iyo mar madaxwayne cigaal dib loo doortay .doorashooyinkan oo qaar ahaayeen kuwo baaralamaanku madaxwaynaha soo doorteen… Read more »

Guddiga Culumada Dastuuriga

Curinta Dastuurka Somaliland waxaa lahaa Cigaal. Haddana waxa uu ku dhici waayay inuu magacaabo Guddigaa Culumada. Rayaalana wuu ka muquurtay. Siilaanyo hadduu ku dhiiraday waa iska “Ooraaydh”, qodox baase hoos… Read more »

DHUUXIDDA TAARIIKHDA ISLAAMKA CASHARKA 78AAD GOOBTII XUNAYN qaybtii 4aad

Nabigeennu scw wuxuu amar ku bixiyey in boojimadii iyo balaladii Hawaazin la sii geeyo meel Jacraana la yiraahdo, isaguna wuxuu afka saaray Taa’if isagoo ku duulay Reer binuu Thaqiif oo… Read more »

AAN IS BARANNEE QABIILKEE TAHAY!

Qofka miyi ku soo weynaada aqoonta uu kala yimaaddo ta ugu buuran waa abtirsiinta qabiilkiisa iyo magacyada reeraha kale, waayo dugsiga hoose iyo dhexe ee ilmo walba oo baadiye ku… Read more »

Qayb Kamida Taariikhdii Xirfadyahan Weriye Mijir Qaadi oo Burco ku geeriyooday  Qalinkii Cabdisataar Sabri

Mijir Qaadi Maxamuud oo ahaa Weriye Cabqari ah oo soojireen ah Waxaa uu shaqadda Warbaahinta Bilaabay Sanadkii 1945-tii isagoo ka bilaabay idaacadii xilligaa la aasaasay “Radio kudhu” oo ilaa hal… Read more »

magacyada ay Xiliyada Somaalidii Hore u isticmaali jireen

Dadkii hore ee Soomaalida ee xoola dhaqatada ahayd waxay ahaayeen dad rafaadsan oo aan haba yaraatee haysanin goor-sheeg ama saacad ay wakhtiga kala socdaan. Sidaas darteed waxay sameeyeen hab aad… Read more »

SHEEKO : DIIN IYO DAMEER

Sheekadan soo socota waxaan sameeyey bishii 10/04/2017 kii waxaa ku duugan sheekadan murti xanbaarsan in la fahmo sida aan u dhigay sheekaduna ay tahay mida fahan fudud balse cid waliba… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.