Articles Subscribe RSS feed of category Articles

“Nimcada Nabadgelyada waxa garta dadka aan haysan”: Khudbada Sh Maxamed Cumar Dirir

“Dadku markay yihiin Alle yaqaan iimaan leh, oo Ilaahay SW ka edebsaday, amniga ay doonaan ayey helayaan..” Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir. Hargeysa- (Waaheen) Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa… Read more »

Ku foolle: Muwaadiniinta Reer Somaliland gude iyo debed ba.

Casar-dheere wanaagsan, idil ahaantiiba waa Cabdinaasir oo idinka soo bariidinaya Hargeysa. Wanaagsan ammin kasta oo farriintani idin soo gaadho. Dhambaalkani wuxu si gaar ah ugu wajahan yahay dadyowga reer Somaliland… Read more »

Maxaa loo dhaariyay weriyeyaasha?

Dooddii xalay (19-10-2017) dhex martay musharraxiinta saddex xisbi qaran ee Somaliland ee u tartamaya madaxtinnimada dalka waxa iiga muuqatay arrin ugub ah oo aanan warbaahinta horay ugu arag hase ahaatee… Read more »

Somaliland Waxay U Baahan Tahay Isbedel Siyaasadeed, Dhaqaale, Isbedelkuna Waxaa Uu Jiraa Xisbiga Wadani

Mar hore waxaan halkan ku cadaynayaa in aan aanay jirin wax shaqo ah am axil ah oo aan u hayo dowladda, gaar ahaana Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka somaliland,… Read more »

Hambalyo: Muuse Yuusuf Kaamil Iyo Amaal C/raxmaan Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hargeysa

Axmed Cabdiraxmaan Cabdalle (Fadhi), Cabdiqaadir Aadan Carab, Axmed Rashiid Cabdi (Akram), Madar Cabdi Axmed, Cabdillaahi Maxamed Axmed (Calan-cas), Mowliid Aadan Cumar, Axmed Cumar Caddaani (Axmed-Shaafi), Eng. Cabdirisaaq Muxumed Qalinle (Itaqile),… Read more »

Af-Gobaadsiga Wasiir Buuxa ayaan Idin Siinayaa Maanta Cabdiraxmaan Cirro Ka Yeeli-Mayno

Af-Gobaadsiga Wasiir Buuxa Idin Siinayaa Ee Maanta Cabdiraxmaan Cirro Ka Yeeli-Mayno , Waayo Shaley Isagoo Gudoomiye Ka Ahaa Golaha Wakiilada Haya Ayuu Beelaha Gabooye Gabay Musharaxa Xisbiga Wadani Ee Madaxweynenimada… Read more »

Jeegaantu Waa Gunnimo Siyaasadeed Iyo Gumaysi Cusub.

Siyaasada jeegaantu waxay  xalaal tahay  marka ay laba siyaasi oo kasoo kala jeeda laba beelood oo deegaan ahaan kala fogi ay  isku bahaystaan dano siyaasdeed oo ka dhaxayn kara labadooda  beelood. Laakinse jeegaantu waxay xaaraan  noqonaysaa… Read more »

Dhimashadii Sayid Maxamed Cabdille Xasan W/Q: Cali Cabdi Coomay

U Qixiddii Iimey Sayidka iyo koox Daraawiish ah oo la socotay waxa ay u qaxeen dhinacaa iyo dhulka Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan Iimey. Waxa ay gaadheen webiga Shabeelle meel waqooyi… Read more »

Musharraxa Madaxweynaha Ayaan La Hadlaya: Q-1aad; Cabdiraxmaan Cadami

Waxa dhawaan si rasmi ah u bilaabmaya ololihii doorashada Madaxtooyada inkasta oo uu markii horeba iska socday, markii xisbiyadu ka dhego adaygeen sharciga iyo amarkii guddida doorashooyinka. Haddaba inkasta oo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.