Articles Subscribe RSS feed of category Articles

Waa Maxay Casharka  Shacabka Somaliland ka Baran Karaan Masiibada Dhimasho & Dhaawac ee  Soomaaliya.

Ilaahay naxariistiisa jannada haka waraabiyo intii ku dhimatay, intii ku dhaawacantayna caafimaad degdeg ah ha siiyo, qaraxii iyo masiibadii ka dambaysay ee shalay ka dhacday caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Laba… Read more »

Saldhigga Booliska Ee New Hargeysa: Nolosha Liidata Ee Aan Ku Soo Arkay!

Saldhigga New Hargeysa waxa uu ka kooban yahay lix qol oo raggu galaan iyo qol ay dumarku galaan. Waa xarunta ugu faya-dhawrka liidata Somaliland. Ciqaabta ka dhalata xorriyad-ka-qaadista waxa toban… Read more »

Waa Kuma Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine ) Badhasaabkii Hore Maroodi Jeex

Waxa Maqaalkan Kooban Aan Qalinka Ugu Qaatay In Aan Xuso Shaqsiyan Cida Uu Yahay Mustafe Shiine Badhasaabka Hore Maroodi Jeex Iyo In Ay Dhalinyarada Imika Siyaasada Gelaysaa Ay Ku Daydaan… Read more »

Maxaa lagu xasuusan doonaa Xukuumada kulmiye Legacy

Saddex arimood ayaan ku soo kobayaa Sooyaalka Kulmiye ama (Legacy)ga 1- Boob xad dhaaf ah waa ta loogu bixiyey Murdiso 2- Musuq maasuq ( Corruption).international agency yadu inooguyedhaan Corrupt land… Read more »

Somaliland Maanta Uma Baahna Hogaamiye Qori sita ee waxay u baahan tahay Hogaamiye Qalin Sita. W/Q: Xasan Mataan Faarax Xirsi,Gudoomiyaha Waddani Germany

Somaliland maanta uma baahna hogaamiye qori sita ee waxay u baahan tahay , hogaamiye qalin sita oo ka saari kara marxaladan adag ee ay ku jirto iyo dibudhaca balaadhan ee… Read more »

Yeynaan isku Colaysan kala Duwanaanshaha Afkaarta Xisbiyada

Qaranka  Jamhuuriyada Somaliland waa hanti ay leeyihiin shacabka Ku nooli waxaana waajib inaga wada saaran yahay inaynu wadajir u ilaashano, talaabo kasta oo  aynu ku korinayno korna ugu qaadayno  nabada,… Read more »

TACSI:-Murashax Cirro oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Marxuum/Xildhibbaan Xasan Cawaale

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kale na ah Murashaxa Madaxweynaha Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ku hadlaaya magaciisa, ka hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo… Read more »

TACSI MADAXWEYNE: Marxuum Xasan Cawaale IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi… Read more »

TACSI GUDDOOMIYAHA kULMIYE: Marxuum Xasan Cawaale Caynaan: IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE 21 Oct. 2017 TACSI GUDDOOMIYE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.