Articles Subscribe RSS feed of category Articles

Gorfeynta Buugga “Masraxa Cadaabta “, ee uu qorey Cabdinaasir Axmed Ibraahim Khaalid Jaamac Qodax Qodax02@gmail.com

Buuggan magaciisu dusha ku xusan yahay baa ka mid ahaa dhawr buug oo hadiyad ahaan magaalada Hargeysa la iiga soo direy. Kolkii aan akhriyeyna, waxaan jeclaaday inaan wixii iiga baxay… Read more »

TACSI

TACSI GUDDOOMIYE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu tacsi tiiraanyo… Read more »

Somaliland 27 Sano Oo Ay Jirtay, Waxa Sadexdii Sano Ee U Dambeeyey Xukuumadu Albaabada U Laabtay 9 Hay’adood Oo Warbaahinta Ka Mid Ah

By. Axmed Cali Cige  Somaliland waxay beesha caalamka tusaysay madaxbanaani 27-kii sano ee u dambeeyey, iyadoo samaysatay hanaan dawladeed, dastuur iyo qawaaniin u gaar ah oo lagu hago dalka. Somaliland… Read more »

Kiniisadda La Furay: Weydiin Ku Socota Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland!

Ma jecli in aan gef iyo gardarro ula tago culimada, waxaanay ka mid yihiin dadka aan xurmada ugu hayo kaalintooda aqooneed iyo doorka ay kaga jiraan baraarujinta iyo toosinta ummadda…. Read more »

ambalyo Aroos Wacan Oo Ku Socota : Ilyaas Saxardiid Kaahin iyo Ayaan Xiis Maxamed Oo Aroooskoodu 30/07/2017 ka dhacay magaalada Slouth City ee Cariga Ingriiska

Hambalyo Aroos Wacan Oo Ku Socota : Ilyaas Saxardiid Kaahin iyo Ayaan Xiis Maxamed Oo Aroooskoodu 30/07/2017 ka dhacay magaalada Slouth City ee Cariga Ingriiska, Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin,Suldaan Mahad… Read more »

Somaliland – International Law is central to any decision concerning recognition 

To raise one’s head above the parapet in the debate concerning the international recognition of Somaliland is certain to invite criticism.  For all the opprobrium that may come one’s way,… Read more »

Maxan Ku Doortay Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muse ? 

Iyadoo mar walba ay taariikhdu tahay markhaatiga ugu wayn ee doodaha ayaa waxad ogtihiin in #Muuse taariikhiyan ahaa qof naftiisa usoo huray #Somaliland wakhti badana galiyay sidii ay cagaheeda ugu istaagi lahayd, Haday tahay… Read more »

Hannaankii wax lagu dooran jiray ma hayno

“Hannaankii wax lagu dooran jiray ma hayno, duruufaha jiraana ma suurto galinayaan doorasho xor iyo xalaal ah”  Dr Maxamed -Culimo Dimuqraadiyadda Somaliland haatan waa qaan-gaadh marka laga soo bilaabo 31kii… Read more »

Faa’iidada Ay Qaranka U Leedahay Wakaalada Xabkaha Iyo Faleemka Somaliland

Faa’iidada Ay Qaranka U Leedahay Wakaalada Xabkaha Iyo Faleemka Somaliland Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamuud siilanyo, waxaa uu dhowaan magcaabay Wakaalada Xabkaha Iyo Faleemka Somaliland, taasoo ah wakaalada madax banaan… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.