Articles Subscribe RSS feed of category Articles

London iyo caawa: bandhigga siyaasadda geeddiga cusub ee xisbiga kulmiye

Xisbiga Kulmiye mar labaad waxa uu London ku soo bandhigi doonaa siyaasadda geeddiga cusub (KULMIYE Public Policy Retreat) ee 2017 – 2022. Dhawaan ayey ahayd soo bandhigistii barnaamij siyaasadeed ballanqaadaya… Read more »

Hirdanka Labada Xisbi Ee Facebook!

Waxaan yaqiinsaday in toddobaadyadan u dambeeyay uu si aad isu soo taraysa u kordhay is xajiimaynta, isu baanista, faanka, haaraanka iyo weerarka aan joogsiga lahayn ee facebook ku dhex maraya… Read more »

Farriin Ku Socota Ardayda/Waalidiinta iyo Madaxda Wasaarada Waxbarashada W/Q: Xamse Tudhaale

  Fikirka ah in haddii uu qofku ku guuldarraysto Waxbarashada Qallin-maalnimada ah, in uu noloshiiba ka dhacay oo aanu haysan waddo kale. Waa danbi laga galayo Ardayda kacaanka ah mustaqbalkoodana… Read more »

Tixda Miski W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)

Tixda Miski Xasan Ganey Nolosha Dhabta Ah Buu Doortay W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne) Waxa aan u malaynayaa su’aasha muranka leh ee ugu horrayn, ku soo dhacaysa dersaha… Read more »

Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xayiradii Ka Qaaday Mareegta Suradnews.Com

Hargeysa(Waaheen) Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa xayiraadii saarnayd ka qaaday mareegta SURADNEWS oo in mudo ah si sharci darro ah u xayirnayd taasi oo maalintii shalay ay maxkamada gobolka Hargeysa xayiradii uga qaaday… Read more »

QARANIMADU WAY TAGI HADUU MAANKU TALIN WAAYO. W/Q: Mohamed Gacayte

Inaan guulaysto mooyee, guuldaro qorshahayga  kuma jirto Qaran ma inoogu dhismayaa? Sidaa waxa ka dhigan Xisbiga Wadani oo Gudoomiyahoodu 12 sano ku fadhiyay kursiga Wakiilada oo danahiisa siyaasada ku fushaday… Read more »

HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi

Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Ahmed-yasiin Sheekh Cumar, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar Sheekh, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled… Read more »

Murashax Cirro iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Saaxil iyo Xaflad Loo Qabtay Taageerayaal Ku Soo Biiray Xisbiga WADDANI

“Berbera Waxaan Is-Leeyahay Waxay Gashay Caloosha Kulmiye Laakiin Waynu Ka Soo Saaraynaa Caloosha Kulmiye, Fartiina Ayaad Kaga Soo Saaraysaan” Musharax Cabdiraxmaan Ciro Hargeysa(Waaheen):-Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha xisbiga… Read more »

Xildhibaan Talyanle ma wuxu noqday Yahya Jammehii Somaliland? (WQ: Ismaaciil Cabdi Warsame)

Bishii ugu dambaysay 2016kii waxa Gaambiya ka dhacay doorasho ay ku tartamayeen Kali-taliyihii dalkaas u arriminayey 20 sanno Yahya Jammeh iyo guddoomiyihii mucaaradka Aadama Barrow. Waxa doorashadaas ku guulaystay Aadama… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.