Author Archives: Rashiid London

Hargeysa oo Sugi kari la’ Nimco Degan iyo 18 Ka May

fanaanada Caanka ah ee Nimco degan ayaa u sii jeeda Somaliland si ay uga qayb qaadato munaasabadda  18 May,iyada oo markii hore ku xusi jirtay dibada. shacabka reer Somaliland ayaan… Read more »

odayasha iyo cuqasha Dhalinyarada Iyo Haweenka Beesha Makaahiil (Sacad Muuse)ee ku dhaqan ingriska Oo Taageeray

  Go’aankii Madaxdhaqmeedka Beeshoodu Ku Qaadaceen  Shirwaynaha Kulmiye london, April 27, 2014 (waaheen) -odayasha iyo cuqasha Dhalinyarada iyo haweenka beesha Makaahiil Isaaq (Sacad Muuse) ayaa daboolka ka qaaday inay taageersanyihiin … Read more »

Recognitio​n of Somaliland – e-petition​s

Please sign this important historic petition, which is long over due.   Your help and support is appreciated. Recognition of Somaliland – e-petitions http://epetitions.direct.gov.uk/petitions/61018 Please spread through your networks.    … Read more »

Dallada SSE waxay u hambalyaynaysaa Jaaliyada Somaliland ee magaalada Sheffield (UK) hawsha mudnaanta leh ee ay u qabteen dalkooda iyo dadkooda.

  Golaha deegaanka ee magaalada Sheffield ayaa fadhi ay isugu yimaadeen si guud isugu raacay isla markaana u go’aansadey inay Somaliland u aqoonsadeen dal ahaan. Arrinkan Dallada SSE waxay u… Read more »

Ogeysiis ,Ogeysiis – Ka faa’iidayso fursadan qaaliga ah iyo Bristol

Ka faa’iidayso fursadan qaaliga ah oo isbadal ku samee noloshaada . kaalay cinwaankan hadaba si laguu fahansiiyo. Future Inns Bristol Hotel Bond Street, Bristol BS1 3EN, next to Cabot Circus… Read more »

Dallada SSE waxay u aragtaa in khilaafka Golaha Wakiiladu uu wiiqayo kalsoonida hannaanka dowladeed ee Somaliland iyo himilooyinka la higsanayo.

Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub waxa dareen aad u taban ay ka muujinayaan dhaqdhaqaaqa ilaa shalay ay ku hirdamayeen xildhibaanada kala taageersan mooshinada la soo… Read more »

Social Networking: The Islamic Perspective

ka faa’iidayso muxaadaradan iyo Menk Ismail Muft

barakada ku jirta Salaada iyo qiimaheeda

dhagayso muxaadiradan diiniga  iyo Muft Ismail Menk  

Ogeysiis, Ogeysiis

Waxa la ogeysiinayaa shacabka reer Somaliland ee degan London in ay  ka soo qayb  galaan business opportunity  presentation ka dhici doona xafiiska West London Somaliland community  eek u yaal Hayes… Read more »

© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.