Author Archives: Rashiid London

Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta 07/03/2015 dhaqangeliyey xafiiska diiwaangelinta Sekeda isla markaana gudoomiye ugu magacaabay Sheikh Said Mohamed Farah Jireh

(Waaheen) Madaxweynah Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku dhaqangalinayo aasaaska xafiiska diiwaan-gelinta sekeda, isla markaana u magacaabay sadex masuul oo madax ka noqon doonno. War-saxaafadeed… Read more »

Hambalyo iyo Duco

Adam Cajab iyo reerkiisa, Abdurahman Abdullahi Dirie iyo reerkiisa iyo Yahya Mohamed iyo reekiisuba waxy hambalyo iyo ducaba u soo gudbinayaan Ahmed Farah Cadareh oo loo doortay wasiir ku xigeenka… Read more »

Bushaaro, bushaaro waa Dhaktar ilkaha ku taqasusay

     “ WAXA  DHAMMAAN  DADWEYNAHA  REER  HARGEISA  IYO  NAXAWAAXIGEEDA  LA  OGEYSIINAYAA  IN  LAGAAGA  FURAY HARGEISA  “  CANADIAN DENTAL CLINIC “  OO  LAGU DAWEYNAYO  ILKAHA. XARUNTAASI  CUSUB  EE  CAAFIMAADKA  ILKAHA … Read more »

Ogeysiis,Ogeysiis waxa la ogeysiinayaa dhamaan dada ku nool Hargiesa iyo agagaarkeeda

      “ WAXA  DHAMMAAN  DADWEYNAHA  REER  HARGEISA  IYO  NAXAWAAXIGEEDA  LA  OGEYSIINAYAA  IN  LAGAAGA  FURAY  HARGEISA  “  CANADIAN DENTAL CLINIC “  OO  LAGU DAWEYNAYO  ILKAHA. XARUNTAASI  CUSUB  EE  CAAFIMAADKA … Read more »

Hooyo Umu Abdirahman ayaa ku aragtay magaca ILLAAHAY oo ku qoran xabad Toona oo ay kala go’ysay

Hooyo magaceeda la yidhaa Umu Abdirahman oo ku nool magaalada London ayaa iyada oo jarjaraysa khudrad ay cunto ku samaynaysay la kulantay xabad Toon ah oo ka mid ah kudradii… Read more »

daawo sawiro ka mid ah xaflad loo sameeyey Abdi Qadir Hashi Cilmi 27/10/2014

waxa xalay loo sameeyey munaasabad aad u qurux badan Abdi Qadir Hashi Cilmi. munaasabadan oo si heer sare ah loo agaasimay ayaa ka dhacday magaalada London, waxaana si qurux badan… Read more »

OGEYSIIS, OGEYSIIS SIIBA DADKA KU NOOL YURUB, USA, AUSTRALIA IYO CANADA

WAXA LA OGEYSIINAYAA DHAMAAN DADKA KU NOOL WADAMADA YURUB ,AMERICA ,CANADA ,AUSTRALIA IN LOO HAYO ( GAS , ELECTRIC ,SIM CARDS ,TELEPHONE LINE IYO INTERNET AAD JABAN OO LAGUUGU ADEEGAYO… Read more »

ka faa’iidayso fursadan hadii aad ku nooshahay Europe, Australia iyo North America

ma u baahan tahay in aad isbedel ku samayso noloshaada si aad wax ugu tarto naftaada ,dalkaaga iyo ta reerkiinaba? waxaanu  kuu haynaa dariiqii aad ku gaadhi lahayd guushaas! waliba way… Read more »

Madaxweynaha Somaliland ayaa afur sharafeed ay u sameeyeen qaar ka mid ah shacabka somaliland ee ku nool Uk

(Waaheen London ) 25kii bisha oo shalay ahayd  ayaa  Afur sharaf  loogu sameeyey Madaxweynaha Somaliland ,Marwadiisa iyo Wasiirka Tacliinta Somaliland  magaalada London .  munaasabadan oo ahayd mid aad u wacan… Read more »

© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.