Author Archives: Rashiid London

TACSI

   dhamaan shaqaalaha ka hawl gala Waaheen Media group waxay tacsi u diriyaan shacabka reer somaliland ,  ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun Ahmed Hassan Cawke oo maanta ku… Read more »

War Degdeg ah

Waaheen London–Allah ha u Naxariistee waxaa Saaka Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ku Geeriyooday Wariye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa Ruug cadaadyadda Saxaafadda Soomaalida. Wararka ayaa… Read more »

XAFLAD MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX    Aabo Abdillahi Hussein MiyirAabo Ahmed Hassan Muse Ahmed Yusuf Yasin ( Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Somaliland) Dr. Muse Qasim Omar ( Wasiirka ganacsiga)… Read more »

Somaliland xagee bay ku socotaa

Somaliland Xagee bay ku socotaa? Laba arimood oo yaab leh baa dhowaan ka dhacay Somaliland.  Waxaynakala yihiin: 1. Waxaa lagu martiqaaday bandhigii buugaagta ee Hargeisa naag la yidhiwaxay u ololaysaa in la aqbalo in ay isguursadaan dadka isku jinsiga ah (same sex marriage).  Arintani waa wax laga argagaxo.

British Somaliland History

  Brief History Somaliland had long come to the attention of the British from their strategically vital base at Aden. They had occupied this Arabian port since 1839 but became… Read more »

Somaliland Protectorate Stamps and Postal History

HISTORY Stamps of Egypt were used from 1876 till 1884 Stamps of India were used from 1 January 1887 till 1903. Control of British Somaliland was transferred from the Indian… Read more »

ciid wanaagsan dhamaan reer Somaliland ( 18ka May )

Dhagayso heestan iyo kuwa kaleba:  

Hambalyo iyo Duco ku socota Maareeyaha cusub ee TV ga Qaranka Somaliland Abdi Ali Mahdi

Adan Cajab oo ka mid ah duqayda magaalada london ayaa hambalyo,duco iyo bogaadin  isku jirta u soo gudbinaya Maareeyaha cusub ee TV ga qaranka Somaliland Abdi Ali Mahdi,isla markaana Ilaahay… Read more »

bushaaro, bushaaro ka war doon dhakhtarkan ilkaha ee cusub ee kaaga yimid Canada

      “ WAXA  DHAMMAAN  DADWEYNAHA  REER  HARGEISA  IYO  NAXAWAAXIGEEDA  LA  OGEYSIINAYAA  IN  LAGAAGA  FURAY  HARGEISA  “  CANADIAN DENTAL CLINIC “  OO  LAGU DAWEYNAYO  ILKAHA. XARUNTAASI  CUSUB  EE  CAAFIMAADKA … Read more »

© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.