Author Archives: Rashiid London

Baaq ku saabsan 26 ka June

  Taariikh: 26/06/2016 Tixraac: SSE/Fr –014 ​Baaq Dallada SSE waxay munaasbada 26ka Juun u aragtaa maalin lagu xasuusto markii aynu luminay Qaranimadii iyo Xorriyadii aynu ka helnay boqortooyada Ingiiriska,waana maalin u taagan midnimida… Read more »

TACSI

Adan Cajab,xaaskiisa iyo caruurtiisuba waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii  uu ka tagay Marxuun Mohamed Abdi Iskeerse .Ilaahayna waxay uga baryayaan Marxuunka inuu geeyo Jannu fardowsa Amin amin

Double Standards in Somaliland

Western Mail Letters: Wednesday, 17 September, 2014 http://www.walesonline.co.uk/incoming/western-mail-letters-wednesday-17-7784087 Double Standards in Somaliland Sir –The United Nations Charter enshrines the right of peoples to self-determination, and the Universal Declaration of Human… Read more »

Kaadhka qaadoo is diiwaangeli

  Muwaadin  qaado Kaadhka Isdiiwaangalinta Tan iyo maalintii aynu  wadankeenii  hooyo dib u qabsanay waxaynu wada ognahay in Jamhuriyada   Soomliland ay kasoo gudbaysay xaalado doorosho oo kala duwan soo siyaalekala duwan u dhacayay. Doorkan waxaynu nasiib u helnay inaaynu doorashada madaxtooyada  iyo baarlamanka  ee soosocota  aynu ku galno qalab casriya oo kharash badan kubaxay oo muwaadin kastaa uu qadanayo kaadh aqoonsi oo uuhadhawna ku codaynayo. Somalialnd  waxay ku horumartay oo lagu bartay geedisocodka  demoqradiyada  oo ay ugu horayso xoriyad uuqofkastaa u helayo inuu gacnatiisa ku doorto qofkuu doonayotaasoo isdiiwaanagalintan socotaana  inoo sii fududaynayso doorashooyika soo socda,  taasina waxay ku xidhan tahay ookaliya siday reer Soomaaliland iskudiiwaangaliyaan.Isdiiwaangalintani waxay inaga caawinaysaa tirada umada kudhaqan Somaliland (Somaliland Population) oo caalamkumarwalba hoos inoo dhigaan. Hadaba muwaadinkasta waa inuu qaato kaadhka isdiiwaangalinta yadoo kaadka idiiwan galintu uu yahay aqoonsigaagi aad kaga soocnayd qofka kale ee muwaadinka ahayn. Sidookale doorashada soo socota waxa codayn  karaya qofka kaliyaee  ee isdiiwaangaliyay ee ka fiidaysatay jaaniskan qaaliga ah,  hadii  kale waxa isku mid noqonaya  qofka ajaaninbka ah iyoqofka muwaadinka ah ee aan codayn Karin. Hadaba  hadayna dadwanuhu qaadan kaadhkaisdiiwaangalinta  imika oo aanay ka faa’iidaysan jaaniskanqaaliga ah ee laguu diyaariyay qalabkii iyo shaqaalahii waxaad ku wayi karaysaa wax aad xaq u lahayd oo ah inaadna codayn karayn oo  bari markay timaato waqtigadoorashada madaxtooyada iyo baarlamanka aad codayn kariwaydid. Somaliland Allow Dhowr Ciid Calisalan Axmed Cardiff, United Kingdom        

Important story to tell

      Eid Ali Ahmed who is Somaliland Societies in EuropeDevelopment Commissioner and representatives of Somaliland Diaspora Organisation in Denmark had important meeting with Danish Refugee Council. Venue: Danish Refugee Council, Copenhagen… Read more »

Wadahadalka Somaliland iyo Somalia waa wakhti lumis iyo sharaf dhac

  Taariikh: 28/04/2016 Tixraac: SSE/Fr-009-16   Wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya: Sharaf  Dhac iyo Waqti Lumis   Baaqyo dhowr ah ayay dalladu hore ugu muujisay walaaca ay ka qabto wada-hadalka u dhexeeya… Read more »

Ciid Hassan Muse ayaa ku dhawaaqay in uu Yahay musharax

  Ciid Hassan muse ayaa ku dhawaaqay in Yahay musharax ka sharaxan Gobolka Maroodi Jeex una sharaxan golaha wakiiladda Somalilland. halkan ka daawo munaasabadii uu kaga dhawaaqay arrinkaasi:    … Read more »

Young people don’t feel they belong here”

akhri maqaalkan hoos ku qoran: http://www.walesonline.co.uk/news/wales-news/young-people-dont-feel-belong-10614202

TACSI ka socota shaqaaLaha qarmadda midoobay

Anaka oo ah Shaqaalaha Qaramada Midoobay ( United Nations ):  Ahmed Kilas Jama, Ismail Abdirahman Sh. Omer, Mohamed Ali Bile, Kahin Ismail, Ali Abdi Younis, Mohamed Ali Farah , Mustafe… Read more »

© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.