Author Archives: Waaheen Media

Musharraxa KULMIYE Iyo Cabdicasiis Samaale Oo Dardaaran U Jeediyey Muraaqibiinta Xisbiga Ee Cod-bixinta Doorashada Oo Shalay La Tababbaray

Hargeysa, 9 Noofambar, 2017-(Waaheen) – Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbul-xaakimka KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa dardaaran u jeediyey Muraaqibiinta Xisbiga goob-joogga uga ahaanaya Goobaha ay ka dhacayso Cod-bixinta Doorashada Madaxtooyada, oo… Read more »

Daawo: nuxurka khudabadii siyasi C/xakiin oo Ka Mid Ah Hogaanka Wadani

Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan Layeeshay Ururadda Bulshadda Somaliland

Hargaysa(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyadda kulan kula yeeshay   ururada bulshada rayidka ah ee Somaliland. Kulankan ay madaxwaynaha la qateen ayuu warbixino kala gadisan… Read more »

Daawo: Wasiir Cali mareexaan oo Degmada Qoryaale ka dhagax dhigay Laami Cusub

Bulshada Ceerigaabo Oo Dhoolatus Taageero Ku Qaabilay Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Iyo Ballamaha Uu U Qaaday

Ceerigaabo(Waaheen) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ahna musharraxa Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ololaha doorashada kala qayb qaatay taageerayaashiisa gobolka Sanaag. Musharrax Cabdiraxmaan Cirro olole hadh iyo… Read more »

Gefafka Afsoomaaliga qoriddiisa ka dhasha (shirka SOLJA ee sanadgurada)

Horumarinta Afsoomaaligu waa kobcinta fikirkeenna. Gefafku, haddii aan la sixin, waa madmadaw ku dhasha hadalkeenna  iyo qoraalkeenna ba. Waxa loo baahan yahay tifatirehaga (editor’s mamual). Halkan waxa ku lifaaqan, sida aan u… Read more »

DIB LOOGU CELIYO DADKII ISKA LAHAA 62-ka KAADHADHKA COD-BIXINTA EE BOOLISKU AY QABTEEN SI AY U CODEEYAAN”.

KU: KOMISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA JSL KU: TALISKA BOOLISKA JSL OG: SAXAAFADDA MADAXA BANAAN EE JSL UJEEDDO:- BAAQ HIIL-SHARCI oo ah “IN DIB LOOGU CELIYO DADKII ISKA LAHAA 62-ka KAADHADHKA COD-BIXINTA… Read more »

Madaxweynaha Somaliland Oo Habeenkii Xalay Casuumad Sharafeed Ku Maamuusay Haldoorka Qurbajooga Xisbiga KULMIYE Ee Wakhtigan Dalka Ku Sugan.

“Martiqaadkan Waxaan Kaga Wakiil Ahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ii Wakiishay In Aan Hawl-wadeenada Iyo Haldoorka Qurba-jooga Xisbiga KULMIYE Marti-Qaado” Wasiirka Madaxtooyada JSL Hargeysa (Waaheen ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md…. Read more »

Hantida qaranka waxa isku filnaysiin doona aniga iyo qoyskayga! (Ballan-qaadkii musharraxa)

Mudnaanta koowaad waxa aan siin doonaa boobka, dhaca, tuugnimada, musuqmaasuqa iyo urursiga hantida qaranka, waxa aan dhisi doonaa dowlad saacadaha ugu badan ku bixisa xatooyada hantida qaranka insha allaah, waxaana… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.