Author Archives: Waaheen Media

“Saddex jeer ayaa addoon ahaan Liibiya la iigu kala iibsaday” Wiil Tahriibayey

Waxaa isa soo taraya wararka ka hadlaya dad nool oo seylad lagu kala iibsanayo dalka Liibiya, waxayna arrintan dusha sare soo marisay walwalkii laga qabay tahriibka sharci darada ah iyo… Read more »

Qaramada Midoobey oo lacago dhan balaayiin doolar u dalbatay arimaha bina’aadanimada sanada

Qaramada Midoobey ayaa codsatay lacag dhan $22.5bilyansi loogu bixiyo arrimaha bina’aadanimada sanada 2018. Codsigani caalamiga ah ayaa looga gol leeyahay in lagu helo lacago si loogu caawiyo 91 milyan oo… Read more »

Daawo: Shacabka Reer Hargeysa Oo Su,aalihii Ugu Adkaa Fagaare Ku Weydiiyey Taliyaha Ciidanka Dabdamiska

Daawo Muuqalka”Ciidamada Dawlada Ingiriiska Ka Jooga Dalka Somaliya Iyo Shaqooyinka Ay Ka Qabtaan Dalkaasi

Laba ganacsade oo somali walaalo ah oo lagu dilay dalka south afrika iyo warbixin ku saabsan dhacdadaas

Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB oo Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay

Hargeysa (Waaheen) – Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi… Read more »

Hambalyada Dunida ee Madaxweynaha Cusub ee Somaliland iyo Warbixinnaha Warbaahinta Caalamka ee Natiijadii Doorashada

London (Waaheen)- Beesha caalamka iyo warbaahin fara badan oo dunida ka mid ah, ayaa ka hadashay natiijada doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee Guddiga Doorashadu shaacisay 21-kii bishan November, taas oo ay… Read more »

Daawo: Boqorada Iyo Salaadiinta Gabiley Oo U Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Loo Doortay

Daaowo: Gudigii Ololaha Gobolka Gabiley Ee Kulmiye Oo Hambalyo u Diray M. Muuse Biixi

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.