Author Archives: Waaheen Media

Daawo: Musharaxa Wadani Oo Hargeisa ka Codeeyey fariina Diray

Komishanka Doorashooyinka Oo Fariintii ugu Dambaysay ee Doorashada Diray

Daawo: Musharaxa Kulmiye oo Hargeisa ka Codeeyey Fariina diray

“Shacabka Badhan waxaan ugu baaqayaa inayna guryahooda ka soo bixin oo aanay u coday Musharaxiinta Somaliland” Wasiirka Amniga Puntland

Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyey Amarka Hakinta Baraha Bulshada ee Internetka Iyo Wakhtiguu Xidhnaan Doono

“Maalinta doorashada marka ay codayntu dhamaato waxa la xidhayaa Baraha Bulshada” Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Komishanka doorashooyinka ayaa shaaciyey hakinta wakhti kooban oo la xidhi doono baraha bulshada ee Internetka. Komishanka… Read more »

AKHRISO Qormo Cajiib ah:.Yaa ku guuleysanaaya Doorashada Madaxtenimo ee Somaliland ?

Maqaalkan waxaan ku eegayaa ama ku falan-qeynaynaa xaaladda saadaasha doorashadda Somaliland : Iyaddoo ay soo geba-gabowday ololihii doorashadda ee ay bilihii la soo dhaafay ay ku-jireen Axsaabta siyaasadda ee Somaliland ,… Read more »

OGAYSIIS MUHIIM AH: Daraasadda Doorka Qurbajoogga ee Maalgashiga Ganacsiga Dalka Jamhuuriyadda Somaliland + DIWAANGELIN

Qurbajoogga Somaliland waxa ay kaalin weyn ku leeyihiin kaabayaasha dhaqaalaha dalka jamhuuriyadda. Qurbajoogga jaalliyadaha wadamo kala duwan ayaa sannad walba dib ugu soo noqda dalka oo maalgashada ganacsiyo kala duwan… Read more »

Xuska Maalinta Saxaafadda Somaliland iyo Abaal-marinta Cawke Media Award

Hargeysa (Waaheen) – Waxa Khamiistii Doraad Magaalada Hargeysa lagu qabtay Xuska Maalinta Saxaafadda Somaliland oo Sannad kasta la qabto 9-ka bisha November. Xuskan oo uu ku lamaanaa Abaal-marinta Cawke Media… Read more »

Xisbiga Waddani Oo Dhoollatusyo Waaweyn Ku Gabagabeeyay Ololaha Doorashada Iyo Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo Muuse Iyo Faysal Kula Taliyay In Ay Tanaasulaan

Hargeysa(Waaheen) Boqolaal kun oo taageerayaasha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ah ayaa isugu soo baxay fagaareyaasha gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland maalinta 7-aad ee xisbiga Waddani ahna maalintii u dambeysay… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.