br Cabdilaahi Fadal hh sall Cabdilaahi Abokor taliy brea gol DSC_0065 IMG_3411

Waaheen News

br

Taliyihii Saldhiga Degmada Arabsiyo oo Cisbitaalka guud ee Hargeysa ku geeriyooday.

Hargeysa(Waaheen) Taliyihii saldhiga degmada arabsiyo Cabdi Case ayaa goor dhawayd ku geeriyooday Cisbitaalka Guud ee Magaalada hargeysa, Taliyaha ayaa u dhaawac dhintay Togashadii uu u geeystay Askari ka mid ah… Read more »

Cabdilaahi Fadal

Daawo: Taliyaha Booliska Somaliland oo ka Hadlay Dhaawacii Taliya Arabsiyo.

hh

Dhagayso: Wasiirka Hawlaha Guud oo la kulmay Gudida ilaalinta Hantida Qaranka ee Wakiilada.

  Halkan ka dhagayso

sall

Guddoomiyaha Golaha Guurtidda oo Siciid Cali Muuse iyo C/qaadir Iimaan Warsame u magacaabay Komishanka Doorashooyinka cusub

Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta Madaxweyne Siilaanyo u gudbiyey laba xubnood oo ka mid noqon doona Komishanka Doorashooyinka Qaranka cusub, kuwaas oo ay Golaha Guurtiddu… Read more »

Cabdilaahi Abokor

Wasiir ku xigeenkii hore ee amniga Wasaaradda Arrimaha gudaha markii afraad la horkeenay maxkamadda gobolka Maroodijeex

Hargaysa (Waaheen): Wasiiru dawlihii hore ee amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Somaliland C/laahi Abokor Cismaan ayaa shalay markii afraad la horkeenay maxkamadda gobolka Maroodijeex.   Waxaana la sheegay  in maxkamadu… Read more »

taliy

Daawo: Maayirka Gabiley oo ka hadlay Falkii lagu Toogtay Taliyaha Qaybta Booliska Arabsiyo.

brea

Askari Saldhiga Gabiley Hortiisa ku Toogtay Taliyii Qaybta Booliska Arabsiyo

Gabiley(Waaheen)-Taliyihii saldhiga degmada arabsiyo Cabdi Case ayaa goor dhawayd lagu toogtay Saldhiga Degmada gabiley Hortiisa.Taliyaha ayaa wararku sheegayaan in uu toogtay askari ka tirsan isla Degmada Arabsiyo oo Taliyaha ilaalo… Read more »

gol

Golaha Wakiiladda Somaliland oo cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey in la wada qabto Doorashada Madaxtooyadda iyo Golaha Wakiiladda

Waxa kale oo ay Ansixiyeen Xeerka Diiwaangelinaha Madaniga ah iyo Doorashooyinka Hargeysa(Waaheen) Fadhigii Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta lagu Ansixiyey laba Mooshin oo kala in labada Doorasho ee Madaxtooyadda iyo… Read more »

DSC_0065

Wasiirka Madaxtooyada Oo Casho Sharaf u Sameeyey Ardaydii ka baxday Jaamacada Hargeysa

Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sanadkan  muujisay dhiirigalinta tacliinta dalka ee heer jaamacadeed ka dib markii madaxwayne Axmed Maxamed Silaanyo uu ka qayb gallay dhamaan qalin jabintii Ardaydii waxka baratay dhamaan… Read more »

IMG_3411

Buug XambaarsanTaariikhdii Sheekh Isaxaaq oo lagu soo Bandhigay Hargeysa

Hargeysa (Waaheen) Buug xambaarsan taariikhdii Sheekh ISAXAAQ oo faahfaahsan, ayaa lagu soo bandhigay xaflad loogu sameeyey huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. Buuggan oo uu qoray qoraaga Cabdirisaaq Caqli Axmed, waxa… Read more »

cadami

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Sheegay In ay Madaxweynaha U Gudbin Doonaan Daraasad Ay ka Sameeyeen Tabashadii Madax Dhaqameedka Reer Awdal.

  “Dagaalkii Dhahar ka dhacay muu ahayn Dagaal Weyn waxa ku dhintay Hal Qof oo dhincaasi ah”   Hargeysa (Waaheen) Wasiirka Gaashaandhiga somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Shalay  ka… Read more »

Nuuradiin3

Dugsiyada Sare ee Nuuradiin Oo Lix kaalmood ka galay Imtixaankii Shahaadiga ee Dugsiyada Sare.

Waxay kala ahaayeen laba kaalmaha Wiilasha ah iyo Afar kaalmaha Hablaha ah. Hargeysa (Waaheen)Dugsiyada Sare ee Nuradiin ayaa ku guulaystay Lix kaalmood oo ka mid ah Kaalmaha ugu sareeya ee… Read more »

002

Madaxweyne Siilaanyo oo Shahaadooyin Guddoosiyey 793 Arday oo ka qalinjabiyey jaamacada Hargeysa.

Hargaysa(Waaheen) Jaamacadda Hargaysa Ayaa Maanta Xafladii Qalin Jabinta u Qabatay Dufacadii 11aad Ee Ka Qalin Jabisay Jaamacada Hargaysa. Munaasibada Balaadhan oo loogu qabtay Xarunta  Jaamacada ayaa waxa ka soo qayb… Read more »

cabd

Guddidii Guurtida Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Shaqaaqadii Balliga Diiriye Guuleed

Burco(Waaheen)  Guddidii Golaha guurtidu u saartay Shaqaaqadii Balliga Diiriye Guuleed, ayaa soo saaray Go’aamo lagu xallinayo muranka dhuleed ee Beelaha halkaasi wada dega u dhexeeya. Kulan ka dhacay Xarunta Maamulka… Read more »

mm

“Dadkayagu waxay diyaar u yihiin inay dhiigooda ku difaacaan cid kasta oo ku soo xad gudubta Xuduudka Somaliland” Siilaanyo.

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxmaed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Naqdiyey Qudbadii Madaxweynaha Somaliya uu ka Jeediyey Shirkii Qaramadamidoobay ee dhawaan ka Qabsoomay Dalka Maraykanka waxanu sheegay madaxweyne Siilaanyo in Somaliland… Read more »

1620705_835700086450797_2287964147567288533_n

Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanadii Fasalada 4aad iyo 8aad.

  Hargeysa (Waaheen)Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland ayaa si rasmi ah  maanta ugu dhawaaqay Natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada Sare iyo Dugsiyada Hoose ee Fasalka 4aad iyo Fasalka 8aad ee sanadka 2013 Ilaa… Read more »

IMG_1286

Jaamacada Abaarso Tech oo Maanta Munaasibada Aan Nooceeda Hore loo Arag Qabatay –Daawo Sawiro

Hargeisa(Waheen) Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mud.Cabdurahman  Cabdullahi  Ismaciil Saylici iyo Wasiiro  ayaa maanta  ka galay xafladdii qalin jabinta ee dufcadii  ugu horaysay oo ka qalin jabisay Jaamacada Abaarso Tech.  Munaasibadaa oo ka dhacday  Hotel Guuleed ayaa ahayd… Read more »

Xarunta-Cusub-ee-Golaha

Golaha Wakiilada Oo Soo Gabo-Gabeeyey Dooda Xeerka Diiwaan Gelinta Madaniga ah.

Hargeysa (Waaheen)Golaha Wakiilada Somaliland ayaa shalay soo gabogabeeyay dooda Xeerka Diiwaan Gelinta Madaniga ah oo maalmihii ugu dambeeyay ka socotay aqalkaas. Fadhigii Shalay ee Golaha Wakiilada oo uu shir guddoominayay… Read more »

S5870005

Musharax Maxamed Saadiq oo u tartamaya Golaha Baarlamaanka oo lagu soo dhaweeyay Burco

Maxamed Saadiq  X.Yuusuf Dubad oo u sharaxan Golaha Baarlamaanka Somalilnd ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer,Musharaxa oo Fadhigiisu yahay Dalka Norway  ayaa soo dhawayntiisa waxa ka… Read more »

cabdi maxamud cumer

Caasimada Ismaamulka Somalida Itoobiya ee Jigjiga oo Bando lagu soo rogay.

Jigjiga(Waaheen) Ciidamada Liyuu Booliska ayaa Rasaaseyey Guryo kuyaala Qabalaha 3-aad oo ay Degenaayeen Qaar ka mid ah Ehelada Cabdilaahi Itoobiya oo ah Madaxweyne Ku-xigeenka Ismaamulka Somalida ayaa Markii Arrintaasi ay… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.