hlac hilib buubaa2 dooooraaaaasho 2 nuuradiin 7 pun4 deg dacwad somaliya

Waaheen News

hlac

Xisbiga Waddani oo Cambareyey Xadhiga lagula kacay Ururka Hiliblayaasha

Hargeysa (Waaheen) Xog-hayaha Dib-udajinta Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Jaamac Maxamed Hilaac  ayaa Si kulul u Cambaareyey Xadhiga Xukumada Siilaanyo kula kacday Ururka Hiliblayaasha ee Nafaqo ee Magaalada Hargeysa, waxaanu Xukumada… Read more »

hilib

Hargeysa oo maalintii labaad bilaa Hilib ah iyo Madaxdii Hilibleyaash oo xidhan.

Hargaysa(Waaheen)Magaalada Hargaysa ee Caasimada somaliland waxa Maalintii 2aad galay inaan Neef Xoolaa Lagu qalin Taas oo Shirkada Maandeeq Ee Qaliinku Lacago Xad Dhaaf ku Kordhisay iyada iyo Dawlada Hoose oo… Read more »

buubaa2

Siyaasiga Ismaaciil Buubaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey Hargeysa + SAWIRO

Hargaysa(Waaheen)- Waxaa Maanta Magalada Hargaysa Si wayn loogu soo dhaweeyay Siyaasi , Prof , Muj Ismaaciil Maxamuud Hurre Buuba oo muddo dheer Dalka ka maqnaa . Siyaasi Ismaaciil oo ka… Read more »

dooooraaaaasho

Ururka SOLJA Solja oo la kulmay Gudoomiyaha Maxkamada Sare

War-saxaafadeed Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJa iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare Garyaqaan Aadan X Cali  waxay kulan ku yeesheen maanta oo ay Taariikhdu tahay 01/09/2015-ka xarunta Maxkamadda sare ee Somaliland, waxaanay ka… Read more »

2

Wasiirka Duulista Oo ka hadlay Hormadii u horeysay Xujaajta Somaliland oo maanta laga amba-bixiyey Madaarka Cigaal

    “ Waxaa iyana ku cusbaan doona Xujaajta Duulimaadyo Habeenimo ah oo Waddamo kale awal la marin jiray, in halkan laga dhoofiyo.” Wasiir Xaashi   Hargeysa (Waaheen )- Wasaaradda… Read more »

nuuradiin 7

Arday ka tirsan Dugsiga Sare ee Nuuradiin oo kaalinta koowaad u galay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Dugsiyada sare ee Somaliland

  C/raxmaan Maxamed Jaamac oo ah Ardayga ugu sareeya oo ku hogaamiyey 756 dhibcood Ardayda Somaliland Hargeysa(Waaheen) Arday ka tirsan Dugsiga Sare ee Wiilasha ee Dugsiyada Nuuradiin Schools ayaa ku… Read more »

pun4

Shirkadda Isgaadhsiinta Somtel Oo Adeega E-Dahab Ka Furtay Deegaanada Puntland +Sawiro.

Garoowe(Waaheen)- Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa Xalay xadhigga ka jaray isticmaalka adeegga isgaadhsiinta ee shirkadda  Somtel iyo adeegga xawaaladda mobile-ka ee eDahab oo ah markii ugu… Read more »

deg

Natiijadii Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare iyo dhexe oo lagu dhawaaqay.

Hargeysa(Waaheen)-Xafiiska imtixaanaadka Qaranka Somaliland u qaabilsan, ayaa goor dhaweyd shaaciyey Natiijadii Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Fasallada Siddeedaad ee Dugsiyada dhexe iyo Afraad ee Dugsiyada sare. Shir jaraa’id oo ay goor… Read more »

dacwad

Suuriya: Macbad Qadiimo ah oo la burburiyey

Sawiro dhanka satellite-ka ah ayaa xaqiijinaya in la burbiriyay macbad qadiimi ah oo kuyaalay maagaalada Palmyra ee dalka Suuriya sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.  Waxaa jiray warar hore oo sheegayay… Read more »

somaliya

xaalada Nafaqo darida iyo Gaajada ee Somaliya meel xun maraysa

Qaramada Midoobay ayaa ku tilmaantay heerka nafaqo darida iyo cunto yarida Soomaaliya ka jirta mid aad u daran. Waxay sheegtay dadka ay haysato cunto yarida inay korortay ku dhawaad labaatan… Read more »

16

Wasiirada Madaxtooyada, Maaliyada iyo Taliyaha Booliska oo Degmada Sayla Dhismayaal cusub ka Hirgaliyey

    Hargeysa (Waaheen) Wafti Wasiiro ah oo uu hogaaminayey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xassan oo ay ka mid yihiin Wasiirka Maaliyada Samsam Cabdi Aadan, Taliyaha Booliska Sareyoguuto… Read more »

hog

Dhalinyaro reer Hargeysa ah oo taageeray Xildhibaanada Golaha ee ka soo horjeestay Xeerka Doorashooyinka

Hargeysa(Waaheen) Qaar ka mid ah dhalinyara caasimada Hargeysa ayaa waxaa ay tageero la xidhiidha saamiga qaybsiga golaha wakiilada u muujiyeen xildhibaanada ka soo jeeda Awdal, Salal IYo Gebilay.   Munaasibad… Read more »

xoog

Xildhibaan Xoog : anagu Gole ahaan aqbali mayno heshiis aan golaha la horkeenin oo sharci daro ah.

56cf3eba0d6f8b5039a0b62324be10d7_L

Maareeyaha Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera oo Sheegay “Warbixinta Guddidu Wakiillada Ka Akhriday Anagu Maanu Siin..”

Hargeysa(Waaheen) Maareeyaha Haama keydka shidaalka Berbera, Sheekh Saleebaan Siciid Cali  ayaa sheegay inay ku cuslaatay warbixinta guddida ilaalinta hantida qaranku shalay golaha wakiilada hor keentay. Waxa uu sheegay inaanay guddida… Read more »

CABD

“Ina Aw Siciid Haddii uu joojin waayo waxa uu Beesha ka dhex wado isagay Dambarsandoonta”Nasra Cabdirahman

Hargeysa (Waaheen) Nasra Xaaji Cabdiraxman oo ka mid ah Muwaadinad  reer Somaliland ah ayaa ganacsade Maxamed Aw Siciid ugu baaqday in uu Dhex u noqdo Musharixiinta u tartamaya Xisbiga Kulmiye…. Read more »

warkii

“Shacabka Somaliland waxanu u shegeynaa in Xukumada Siilaanyo tahay Cadceed Casar Joogta”Suldaanka Guud Beelaha Suber Awal.

Hargeysa(Waaheen) Qaar ka mid ah Salaadiinta Beesha Suber Awal oo shirjaraa’id ku qabtay goordhawed Hotel Xaraf ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in aanay taageerin Xukumada Madaxweyne Siilaanyo, iyaga oo sheegay… Read more »

berbera

Golaha Wakiilada Somaliland oo Cod dheer ku sheegay inaan la wareejin Karin Haamaha Shiidaalka ee Berbera.

Hargeysa(Waaheen)Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Fadhi ay maanta yeeshay aa la horkeenay Moshin ka dhan ah in la wareejiyey Haamaha shiidaalka Berbera. Xildhibaanada Golaha Wakiilada oo si wayn uga soo horjeestay… Read more »

DSCF5772

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Tobabar u furay ilaa 50 Suxufi oo ka kala socda Gobolada Somaliland.

Hargeysa(Waaheen)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa 50 Weriye oo isaga kala yimi gobollada kala duwan ee dalka tabobbar muddo saddex maalmood ah socon doona Sabtidii Maanta uga furay Huteel… Read more »

sxb

Xildhiban Cali Mareexan oo Guddoomiye Cirro u Hanjabay

Hargeysa (Waaheen) Xildhibaan Cali Mareexan oo ka mid ah Golaha wakiilada ee Somaliland ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ugu hanjabay in haddii cod loo qaaddo Soo jeedinta Gudida Gudi hoosadka Ilaalinta… Read more »

xildhibaan-Obama-300x274

“Kaydka Shiidalka ee Berbera waxa Sannadkan ka soo Xarooday 24 Milayn oo Dollar” Xildhiban Obama

  Hargeysa (Waaheen) Gudi hoosadka  Ilaalinta Hantida Qaranka  iyo Dabagalka Musuq maasuqa  ayaa  Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ka hor akhriyey Warbixin ay ka Diyaariyeen kulamo ay la… Read more »

© 2015 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.