Radio Waaheen

dddddddddddddddddddd siilaanyo441 ddd wassasa urcade Gudi faysal iyo cali khaliif golaha www Siciid Cilmi Roobre IMG-20141022-02254

Waaheen News

dddddddddddddddddddd

Suldaanka Fiqi-shinni iyo Beeshiisa oo Casuumad loogu sameeyey Duleedka Hargeysa

  Boqor Raabi iyo Boqor Faysal Cismaan oo hadhimo-sharafeed u sameeyay Suldaanka dawladdu carqaladaysay caleemo saarkiisa iyo beeshiisa..Hargeysa()-Boqorrada Beelaha Gerxajjis oo kala ah Boqor Raabi Yuusuf C/Laahi iyo Boqor Faysal… Read more »

siilaanyo441

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyeeyey Sanadka Cusub ee Ismaamka.

Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu Munaasibadda Sannadka Cusub ee Islaamka 1436 (Hijiriyada), awgii oo ku beegan  Sabtida Beri oo taariikhdu tahay 25.10.2014, Hambalyo, Bogaadin iyo ducaba u dirayaa Guud… Read more »

ddd

Daawo Gudoomiye yaasha Sedexda Xisbi Qaran oo ka hadlay Kulan ay Nayrobi kula yeesheen deeq bixiye yaasha.

wassasa

Wasiir ku-xigeenkii Amniga ee xidhnaa oo xabsiga Hargeysa ku dhex Dilay Maxbuus Wasiirka Madaxtooyadda walaalo yihiin

Hargeysa(Farriinnews.com) Wasiir ku-xigeenkii Amniga ee ay Xukuumaddu xidhay ayaa Xabsiga dhexe ee Hargeysa ku dhex Dilay Maxamuud Cali X Xasan kaasoo dhawaan laga soo xidhay magaaladda Burco barrigeeda oo uu… Read more »

urcade

Xisbiga Waddani oo Guurtida ku eedeyey in ay Waddan Qorshe Muddo Kordhin loogu sameynayo Siilaanyo.

Gudi

Komishanka Doorashooyinka ee Cusub oo Kulan la Yeeshay Guddi hoosadka Arrimaha Gudaha ee Golaha wakiilada.

Hargeysa(Waahee) Guddida Doorashooyinka ee Cusub ayaa Maanta Kulan Albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay Guddihoosadka Arrimaha gudaha ee Golaha wakiilada, kulankaasi oo muddo dheer socday markii uu dhamaaday Waaxa warbaahinta… Read more »

faysal iyo cali khaliif

Feysal Cali Waraabe oo sheegay in uu wadahadal la furayo Cali Khaliif

“Dawladeenu furtay in Somaliya wadahadal lala yeesho, waliba marka wax la sheego ha la hubo ama yaan la hubine waxa la sheegaa Wasiiradeena qaarkood inay Xamar tageen”   “Cali Khaliif… Read more »

golaha www

Xildhibaanada Golaha wakiiladda oo ku Hanjabay inay Maamuus ka xayuubin ku samayn doonaan Guddoomiye Cirro iyo Madaxweyne Siilaanyo

      “Khiyaamadan qaran ee dhacday oo laga wada hadlo mooyaane Golaha haddii la furo waxa ugu horeeyay ee Imanayaa waa xil ka xayuubin” Xildhibaan Ibraahim carraale   “Xukuumadeenu… Read more »

Siciid Cilmi Roobre

Siciid Cilmi Rooble oo Durbaan Colaadeed ku tumay Xukuumadda

    “In Doorashada Madaxtooyadda iyo Wakiiladda mar la wada qabto waxa soo jeediyey Xildhibaanada Muxaafadka ah, anaguna waanu ku raacnay, imikana mashruuc bay wataan” Xildhibaan Siciid Cilmi    … Read more »

IMG-20141022-02254

Muran u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Guddida Qandaraasyada

Waxay isku haystaan Gaadiid Diiwaangelinta loo Iibiyey oo guddida Qandaraasyada ku hor shakaalan Hargeysa(Waaheen) Lix gaadhi oo ah Nooca SURF-ta loo yaqaano ayaa muddo dheer ugu hor shakaalan xarunta Guddida… Read more »

taliye

Somaliland oo Sheegtay in ay ka Gaashamanayso Cudurka Halista ah ee Ebole.

mucaarid

Dhegeyso: Xildhibaanada Waddani ee Golaha Wakiilada oo sheegay inay Maamuus ka xayuubin ku sameynayaan Madaxweyne Siilaanyo.

dhagayso dhagayso

muxaafid

Dhegeyso: Xildhibaanada Muxaafidka ee Gollaha Wakiilada oo sheegay in ay Maamuus ka xayuubin ku sameynayaan Guddoomiye Cirro.

    dhagayso

news1

Duruqsi: Sariibada Magaalada oo laga iibiyay Ganacsade reer Burco ah‏

Dawladda hoose ee Degmada Duruqsi ayaa la sheegay in la iibiyay, taasoo laga faasaxay Ganacsade reer Burco. Degmada Duruqsi oo hoostimaada Gobolka Togdheer, waxa beryahan dambe laga cabanayay Maamul xumo… Read more »

gol

Fadhiga Golaha Wakiiladda ee Guddoomiye Cirro ku baaqay oo aan u Suurtogalayn Dastuur ahaan iyo khilaaf

Dastuurka Somaliland waxa uu Sabtida ka dhigayaa Dalka Fasax, mudanayaasha badidooduna waxay danaynayaan in Golaha la furo dhamaadka Fasaxa kalfadhiga caadiga ah   Hargeysa(Waaheen) Fadhi aan caadi ahayn oo uu… Read more »

markab

Maraakiib Kalluumaysi oo mar kaliya soo galay biyaha Badda Saylac iyo qaylo-dhaanta Kallumaysatada

  Saylac(Waaheen) Shan Markab oo laga leeyahay Dalka Masar ayaa toddobaadkan mar kaliya soo wada galay Badda Saylac, halkaas oo ay ka bilaabeen Kalluumaysi aan illaa hada la garanayn cida… Read more »

Dr Cabdi aw daahir

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo bedelay Isuduwihii Berbera

Berbera(Waaheen) Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dr: Cabdi Aw Daahir ayaa toddobaadkan bedelay Isuduwihii wasaaradda xanaanada Xoolaha ee Gobolka Saaxil Dr: Cali Maxamed Guuleed. Wasiir Cabdi Aw Daahir waxa uu xilka… Read more »

Captureberbera

Dekedda Berbera oo la ciir ciiraysa shixnado

Berbera(Waaheen) Dekedda Berbera aya ala ciir ciiraysa shixnado badan oo xilligan ka soo degaya, kuwaas oo ku soo beegmaya wakhtigan bad xidhankii Baddu furmay.Shixnadaha ugu badan ee ka soo dagaya… Read more »

faysal-cali-waraabe1-1

Feysal Cali Waraabe oo Raysal wasaaraha Somaliya kula shiray Nairobi

Kenya(Waaheen) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng: Feysal Cali Waraabe ayaa lagu soo waramayaa in uu Dalka Kenya, gaar ahaan magaaladda Nairobi kulan gaar ah kula yeeshay Raysal Wasaaraha… Read more »

wasiir-warancade-ucid

Wasiirka Arrimaha gudaha oo warbaahinta Madaxa banaan ka hor istaagay Wacyigalinta Diiwaangelinta

Wuxuu hore ugu balanqaaday warbaahinta in uu Wacyigalinta Diiwaangelinta ku baahin doono Hargeysa(Waaheen) Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa warbaahinta Madaxa banaan ee Somaliland banaanka ka dhigay hawlihii wacyigelinta Diiwaangelinta,… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.