Xildhibaan Xasan Cawaale oo Sheegay in aanay Jirin Ciidamo Gadooday oo Golaha Wakiilada ugu yimid

habhabHargeysa(Waaheen) Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ayaa beeniyay warar warbaahintu qortay oo sheegayay inuu yidhi waxa barlamanka waxa  noogu yimid Askar gadoodsan, taas oo uu xildhibaanku wuu ku sheegay been iyo war aan sal iyo raad toona lahayn .

Xildhibaanku wuxuu saxaafada uga digayay wararka been abuurka ah ee ay sheegayaan, wararkaas oo khalkhal gelin kara Bulshada.

Ugu danb ayn xildhibaanu wuxuu sheegay inuu sharciga la tiigsan doono warbaahintaa been abuurka ka samaysay, waxaanu sheegay habayartee inaanay jirin askar gadooday oo barlamaanka timid.

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Amarre askari daacad ahaa oo dalkiisa u adeegaay.
Inqilaabka Siyaasadeed Ee Boqortooyada Sacuudiga (Qormo)
Gaanni Maanso Suufinnimo ah W/C: Maxamed
Hoggaamiye noocee ah baa keeni kara hal-abuurka aynu u baahanahay?
Geedka Yoocada
Jabhad Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.