Raysal Wasaaraha Itoobiya oo Sheegay in aanay Aqoonsananayn Somaliland

landofHargeysa(Waaheen) Raysal-wasaaraha Itoobiya ayaa markii ugu horaysay ka hadlay sidda uu u arko in waddankiisu aqoonsaddo Somaliland waxaanu sheegay in dalkiisu aanu aqoonsan doonin Somaliland oo ay danaynayaa midnimadda soomaali-wayn.

Waxaanu sidaasi u sheegay wargayska (reporter) oo ka soo baxa gudaha wadankaasi itoobiya.

Waxaanu raysalwasaaraha itoobiya halkan uu ka sheegay su’aal lagu waydiiyay shir jaraa,id oo ay wadda jir u qabteen iyo madaxwaynaha somaliya.

Su’aasha Raysal Wasaaraha itoobiya waxa waydiiyey Wariye la socday Madaxweynaha Somaliya Farmaajo.

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Amarre askari daacad ahaa oo dalkiisa u adeegaay.
Inqilaabka Siyaasadeed Ee Boqortooyada Sacuudiga (Qormo)
Gaanni Maanso Suufinnimo ah W/C: Maxamed
Hoggaamiye noocee ah baa keeni kara hal-abuurka aynu u baahanahay?
Geedka Yoocada
Jabhad Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.