Al-shabaab oo Askar Maraykan ah ku dishay Shabeeladda Hoose

Muqdisho(Waaheen) Al-shabaab ayaa Hal askari oo Maraykan ah ku dishay dagaal ka dhacay Duleedka Muqdisho, halka ay laba kale-na ka dhawaaceen.

alshabaabTaliska Ciidanka Maraykanka ee Afrika ayaa warbixin ayaa soo saareen ku sheegay in ay askarta laga dilay caawinayeen ciidamadda Somaliya, kuwaas oo dagaal kula jiray kooxda Alshabaab.

Maraykanka ayaa sheegay labada Askari ee dhawaaca ah in ay heleen daawayn deg deg ah, waxaanay xuseen inaanay dhacdadani ka hor istaagayn dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab oo ay sheegeen inay yihiin cadawga Maraykanka.

Al-shabaab ayaa dhawaan duqeeyey garoonka Bali-doogle oo ay degan yihiin Ciidamo maraykan ah oo tababarada Ciidamadda Somaliya.

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Amarre askari daacad ahaa oo dalkiisa u adeegaay.
Inqilaabka Siyaasadeed Ee Boqortooyada Sacuudiga (Qormo)
Gaanni Maanso Suufinnimo ah W/C: Maxamed
Hoggaamiye noocee ah baa keeni kara hal-abuurka aynu u baahanahay?
Geedka Yoocada
Jabhad Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.