Gobolka Salal Oo Noqday Hormuudka Gobolada Galbeed Iyo Mashaariic Horumarineed Oo Laga Fuliyay..

5Tan Iyo Intii Madaxweynuhu U Magaacaabay Gudoomiyaha Dr Ahmed Nasir Ayaa Waxa Gobolka Laga Dareemayay Dar Dar Xoog Leh Iyo Mashaariic Badan Oo Laga Fuliyay Qaarna Ay Socdaan .

Gobolkan Salal Ayaa Markii Hore Ku Jiray Gobolada Yar Yar Ayaa Imika Noqonaya Hormuudka Gobolada Galbeed.

Gudoomiye Ahmed Nasir Ayaa Ugu Horayntii Nooga Waramay Xaalada Gobolka Isaga Oo Sheegay In Gobolka Nabad Galyadiisu Xoogan Tahay Shaqaduna Si Fiican Ugu Socoto Gobolkuna Horumar Balaadhan  Ka Qabtay Taas Oo Ay Ka Mid Yihiin In Ay Dhiseen Cisbitaalo Dibna U Fureen Kuwa Kale Oo Xidhnaa Tan Iyo Intii Gobolka Loo Aqoonsaday Gobol Ayaan Lahayn Wax Cisbitaal Tb I Gaara Ayaa Waxaanu Imika Ka Hirgilinay Cisbitaalkaas Tb Oo Magaalada Caasho Cado Waxayna Noqonaysaa Mid Ka Mid Horumarka Gobolku Ku Talabsaday Dhinaca Caafimaadka Sidoo Kale Waxaan Dib U Furnay Cisbitaalo Xidhnaa Iyada Oo Qalabayntooda Iyo Nidaamka Shaqo Loo Dhamays Tiray .

Gobolkan Oo Ah Mid Xuduud Ku Yaala Ahna Magaalo Ganacsi Ayaa Baahi Weyn U Qabay In Laga Dhiso Maxkamadii  Gobolka Iyo Tii Degmadaba Taas Oo Bulshadu Aad I Soo Dhawaysay Kuna Mahadisay Xukuumada Iyo Weliba Bahda Garsoorka .

Mar Uu Gudoomiyuhu Nooga Waramayay Wada Shaqaynta Laamaha Kala Duwan Ee Gobolka Sida In Ay Hawl Galiyeen Dhamaan Isuduwaayaashii Wasaarada Iyada Oo Markii Hore Ay Mushaharka Ka Qaadan Jireen Gobolka Awdal Ayaa Imika Dhamaantood Uu Gobolku I Dhamays Tiray Xuquuqdoodii Imika Ay Gobolka Wada Hoos Yimaadan Taasna Waxay Kuu Cadaynaysaa In Uu Gobolka I Dhamaystirayan Yahay Maamulkiisu Si Kastaba Ha Ahaate Gudoomiye Dr Ahmed Nasir Oo Waxa Uu Xoojiyay Xidhiidhka Wadamada Jaarka Sida Ethiopia Jabuuti Taas Oo Ah Arin Muhiim Ah Oo Loo Baahan Yahy .

Dr Ahmed Nasir  Hore U Ahaa Gudoomiyaha Gobolka Daad Madheedh Ayaa Ah Shaqsi Ay Aad  I Jecel Yihiin Bulshada Deegaamadaas Ayaa Ah Mid Hormood Ka Ah Horumarada Iyo Waxqabada Uu Ka Fuliyo Gobolada Loo Magaacaabo Isaga Oo Si Hagab La.Aana Ugu Shaqeeya .

Hadaba Horumarkaas Oo Dhan Ayaa Waxa Uu Baahan Yahay Cidii Ka Hor  Timaada Danbina Ka Gasha Qaran Meeshii Lagu Xidhi Lahaa  Taas Oo Gobolka  Baahi Weyn U Qabo Iyo Weliba In Laga Tageero Dhinaca Dhismaha Wadooyinka Oo Halbowlaha Hawl Qabadka Taas Oo Baahi Weyn U Qabo .

Filed in: Articles

You might like:

Xukuumada Somaliland Oo Weft Wasiiro ah u Dirtay Jabuuti
Daawo: Sh. Aadan Siiro oo ka dayriyey Musuq Maasuq uu sheegay inuu ka jiro Hay’ada shaqaalaha
Sababihii Ay Ku Timid 26-ka Juun W/Q: Cali Cabdi Coomay
Sawirada iyo Muuqaaladda ina Cabdi Godane oo La soo Bandhigay
Madaxweyne ku xigeenka oo la tukaday Shacbiga Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland Oo Salaadii Ciidal Fidriga Ku Tukaday Abu-dubai Kulanna La Qaatay Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Imaaraadka
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.