Kululaa xukumada kulmiye !!!

Copy of qalinbMaqaalkani waxaynu ku qaadaa dhigi doonaa maraaxilka ay soo martay xukumada manta talada haysa oo ku abtirsata xisbiga Kulmiye .

Waxaay ahayd mudo laga joogo saddex sano oo dhnawdhaw markii ay talada dalka qabatay hadabada markii ba waxaa bilaamay loolan adag oo ku wajahan xaga mansabka ama wasiir ha ahaado ma agaasime waxaa ka dhacay hirdan badan oo keenay in rag badan oo afka wax ku kala goosan jiray ay noqdaan col taasi waxaa sabab u ahayd iyada oo nin walba oo kulmiye ku abtirsadaa ama mansab ka hayay uu isku diyaariyay inuu xil dawlada ka qabto taasi may dhicin oo waxaan wada qaadayn xilalka jira ma awooda dawladnimo .

Waxaa xusid mudan in ay bialaabmeen shir beeleedyo ay beelahu kaga arinsanayee aayahood siyaasadeed  ama hur umarineed.

Shirarka ugu waawayn ee dalka ka dhacay waxay kala ahaayee  sidan:

Shirkii Dubur oo magaciisu ahaa DAN IYO DUCO  xukumada markiiba waxay is tidhi hore istaag taasi laakiin may dhicin oo dadka ayay ka timid in ay aayahood ka tashadaan waxay ka dhinac fureen shir ay soo abaabuleed dad dawlada dhinac ah kaasi se muu hana qaadin waayo shacabku wuxuu taageersanaa shirkaa Dan iyo Duco lagu magacaabay .

Waxaa tigtay Shirkii TALO ITO TAWFIIQ  oo ka dhacay buurta daalo

Waxaa kale oo ku lamaan shirar beeleedyadani qaar hoos u socday oo dalka  ka dhacay mudadii madaxwayne siiraanyo madaxwaynaha ahaa

Marka shirarkaa laga yimaado waddan ku waxaa soo food saartay sixir barar balaadh oo baahdsan oo shacab ku kor iyo hoosba uga qaylyeen dhamaan dhacdooyinkani iyo qaar kale oo soo socdaaba waxay la kawsadeen xukumada madaxwayne siiraanyo

La soco maqaalada ku xiga oo Taxane ah

By : Ahmed Mohamed Qalinle

axmedyasin@hotmail.com

Hargies   Somaliland

Filed in: Articles

You might like:

DSC_7831 Xus Ballaadhan oo loo Sameeyey Sannad-guurada 28-aad ee Gudo-galkii Xooggagii SNM Ee Caasimadda Hargeysa
2000000 “Sayliciyoow waxaad Noqotay Ganacsade Hanti urursi u jooga Meesha, Muuse Biixina Cidi Dooranmayso inta aad Madaxweyne Ku-xigeenka u tahay” Xildhiban Xassan
t Badhan: Gobol Xukuumaddu Ilawday Iyo Halista Duulaanka Soomaaliya
Tahriibayaal_la_Badbaadiyay _1 700 oo Tahriibayaal ah oo Ku Naf-waayay Xeebaha Talyaaniga
Capture Ciidamada Sirdoonka Oo Qafaashay Wariyayaal Ka Tirsan Wargeyska Foore Iyo Telefishanka Bulsho Iyo Guddoomiyaha Solja oo ka hadlay Sidii Loo Qabtay
1000000000 Jabuuti oo Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland kala Hadashay Aflagaado ay sheegen in loo Geystay Madaxweyne Geele

Leave a Reply

You must be Logged in to post comment.

© 2016 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.