ISKU SHAANDHAYNTA: From Bashiir to Biixi.

Xukuumaddii waa la isku shaandheeyey oo haddana la kala shaandheeyey. Dadka golaha iskugu imanayaa ma yihiin dad is qabanaya? Mise waa qaar Jabaaniis ku hadlaya sida Bashiir Xariir iyo qaar Ferenji ku hadlaya sida Maxamed Biixi? Tolow side bay isku af garan, yaa tarjumaan u noqon? .yaa dooda ku guulaysan doona? Ma inta badan eek u faraxsan ee meesha hunguriga u joogta mise inta yar ee waxqabp is leh ee jidkii maxamed xaashi iyo gaboose mari doonta sida maxamed Biixi?

Bashiir, abiib, cukuse iyo garaad way isla jaan qaadi, maxamedna maqaamkiisa hoose wuu iska joogi haduu maqaankii sare waayey.qolyaha cusub ee kale dhegaysiga way badin. Buureedna wuxu ku celcelin doonaa puntland baa dhaantay. Samaale iyo xirsina way isla jaanqaadi. Dumarkuna hoosta ayey iska huruufi. Maxamed biixi wuxu ka dhex baadhi axmed ismaaciil samatar oo uu moodayo inuu golaha ku jiro. Maacaleesh , muddo sacad cali shire ayuu iska dugsan.

Shacbigu golaha ha taageero waa gole wanaagsane, inta isku shaandhaynta dambe la gaadhayo

 

By. Axmed waraabe

Filed in: Articles

You might like:

buuhoodle Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Xafiis Cusub ka furatay Buuhoodle.
Wasiir Cukuse Jaaliyadda Faransiiska Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Qabtay Wasiirka Warfaafinta
SOMLA HIRWEYNIHII 4AAD EE URURKA SHAYBAADHIISTAYAASHA SOMALILAND OO QABSOOMAY HOGAAN CUSUB-NA LAGU DOORTAY
Maayarada Hargeysa iyo Addis Ababa Maayarrada Hargeysa Iyo Addis Ababa Oo Isku Af-Gartay Iskaashi Wax Wada-Qabsi Oo Dhexmara Labadda Caasimadood
Cukuse2 Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somailand oo lagu soo dhaweeyey Faransiis-ka
images (1) Wasiirka Ciyaaraha Oo Cudud Ciidan Ku Horjoog-satay Koob-Ciyaareed Ay Soo Gabo-gabeyn Lahayd Marwo Faadumo Siciid

Leave a Reply

You must be Logged in to post comment.

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.