Cadaalad Xumada, Eexda iyo Qaraaba-kiilka Wasiirka X.Xoolaha‏

Waxaan qalinka u qaatay xanuuno ugub (acute diseases) ku ah wasaaradda xanaanada xoolaha intii uu wasiirka ka ahaa Mudane, Cabdi aw-Daahir, xanuunadaas  oo ah eex, qabyaalad iyo musuq-maasuq.

Ka hor intii aanu wasiirka ka noqon Cabdi aw-daahir wasaaradda xanaanada xooluhu waxay ka caafimaad qabtay cuduradan haleelay ee aynu kor ku xusnay.

 

wasiirku wuxuu si beelaysan (reeraysan) ugu magacaabay agaasimayaasha waaxyaha qaarkood xubno ka soo jeeda beeshiisa, wuxuuna shaqadii ka fadhiisiyey agaasimayaashii khibrada iyo waayo aragnimada u lahaa shaqada, wuxuu sameeyay xafiisyo badan wuxuuna u magacaabay inamo beeshiisa ka soo jeeda, shaqaalaynta wasaarada si toos ah ayuu dhinac uga raray isaga oo haddana yidhaahda waxaan shaqaaleeyay dhalinyaraddii iskuulka shiikh, burco iyo itoobiya ka soo baxday intaas aynu sheegnay ee jaamacadaha ka soo baxday wuxuu raaciyaa in leeg ama ka badan oo reerkiisa ah oo aan jaamacado ka soo bixi

 

ma doonayo in aan hadalka ku dheeraado,waxaan ku soo gabagabaynayaa mudane wasiir waxaad wasiir u tahay lawyacado ilaa ceelaayo  ee haysku koobin reer iyo degmo gaara sidii aad ugu qaraaba kiili lahayd.

qalinkii: Axmed Xuseen Maxamed

ahmohamed@outlook.com

 

Filed in: Articles

You might like:

saleebaan-gaal Guddoomiyaha Guurtida oo Meesha ka Saaray muddo Kordhin loo sameeyo Xukuumada, kana Hadlay Aragtidiisa ku waajahan Cali Khaliif Galaydh.
media Xukuumadda oo dhaqan-galinaysa Xeerka Saxaafadda iyo Golaha Wakiiladda oo sharci aan la garanayn cida keentay Ajandaha ku soo darsaday
Gudoomiyaha SONYO (1) SONYO oo ku bogaadisay Golaha Guurtida xal u helista Khilaafkii Wakiilada
baarlamaanka Baarlamaanka Somaliya oo guda galaya Maamuus ka xayuubinta Raysal wasaaraha Xukuumadda Muqdisho
samaale11 Xukumadda Oo Cashuur Ku Soo Rogtay Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Somaliland
gol Mudanayaasha Wakiilada oo Bari Ansixinaya Komishanka Doorashooyinka, loona Qaybiyey Ajandaha Kalfadhiga Lix iyo Labbaatanaad

Leave a Reply

You must be Logged in to post comment.

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.