Maxaa ku cusub Xukuumadda Siilaanyo ee uu magacaabay

laba Wasiiru Dawle iyo sadex wasiir ku-xigeen, laba wasiir oo kale oo dumar ah

qorrrrHargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Golihiisa Wasiiradda ku soo kordhiyay laba Wasiiru Dawle oo kala ah Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Madaxtooyadda iyo Sadex wasiir ku-xigeen oo kala ah Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda  Beeraha, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga.

Sidoo kale waxa Golaha Wasiiradda ku soo kordhay laba Haween ah oo midi ay tahay Wasiir halka ta kale ka tahay wasiir ku-xigeen, iyadoo Wasiir iyo wasiir ku-xigeen hore jireen.

Wasiiradan ayaa noqon doona kuwo tirade Golaha Wasiiradda ku soo biira, iyadoo bilowgii Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Aasaas looga dhigay in tiro kooban laga dhigo Golaha Wasiiradda hase yeeshee waxa soo kordhaysa maslaxada Beelaha iyadoo laga eegayo in la kordhiyo.

 

 

 

 

Filed in: Sports

You might like:

Untitled QARAMADA MIDOOBAY OO MARKII UGU HOREYSA LABA WADAN U KALA QAADAY SOMALILAND IYO SOOMAALIYA UNA KALA DUDAY DEEQAHA CAALAMIGA AH
Jamaal111 Nuxurka Kulan Xalay Hargeysa Ku Dhexmaray Musharaxa Madaxwaynaha UCID Iyo Madaxdhaqmeedka & Waxgarad Ka Soo Jeeda Beelaha Subeer Awal
Untitled WAX KA BARO BISHA RAMADAAN W/Q: C/RAXMAAN C/LAAHI WIRDAANI QORMADII 24-AAD
1011812_815983011751629_1021878130_n “Xukuumadu maaha in ay ku adkaysato Wadahadalada iyadoo ay Dawlada Somalia Dafirtay Jiritaanka Xasuuqii Jasiira isla markaana Danbiileyaal u magacowday Masuuliyiinteeda u saraysa” Xoghayaha Guud Xisbiga Waddani USA‏
ff JOOJI QUUSTA WALAAL.‏
____-2 Al-Fayad Bariiri: Suudaani Muddo 6 Bilood Ah Caddaalad Ku Doonaya $555,251 Oo Nin reer Somaliland Ahi Ka Soo Dhacay

Leave a Reply

You must be Logged in to post comment.

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.