Xisbiga Ucid Laantiisa Uk oo Canbareyey xayirada Xukumada Siillanyo Saartay Wargeyska hubaal

u_102733d_2013-6-22-5-21-54f_ucid1Lodon(Waaheen) Shir ay isku yimadeen  Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk   ayaa waxay Canbareyeen  xariga loo geestay wargaysaka Hubaal oo in  mudo  ah u xidhan  xukumada Somaliland ,waxana ay ugu baqeen in   Madaxweynaha Somaliland    sidda ugu dhakhsaha badan uu Xayiraada uga qaado wargeyska Hubaal,

waxanay   ku booriyey in wakhtigii uu mucaaridka ahaa Xisbiga Kulmiye   uu mar walba uu odhan jiray saxaafadu waa Xor ee  yaan  la xirin saxafada iyo in an loo gaysan dhibaatoyin waxa kale oo ay  kula dardarmay in aan saxafada aan la caburin , gabagabadii Kulankan ayaa waxa ay xubnaha xisbiga ay fariin u direen dhalinyarada reer Somalilland in ay ka fogadaan Qabyalada iyo Tahriibta oo maanta wadanka ku sii badanaysa

iyaga oo ugu baqay in dalkooda aminaan iyada oo la filayo in isbadal siyaasadeed u ka dhalan dono wadanka tageeradoodana la garab tagnadaan Xisbiga Ucid

Filed in: Radio Waaheen, Waaheen News

You might like:

news Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo wasiiro uu wato oo Dhahar kula ciiday Dadweynaha iyo wasiirka Kalluumaysiga Somaliland oo aan gurigiisa ka soo bixin
Breaking_News Sirdoonka Somaliland oo Hargeysa ku xidhay sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamadda Dalka Jabuuti
badhasab Labada Cishee Ciidkan Kaddib Waxannu Qaadaynaa hawlagallo qaar nool baana ku dhiman doona “Badhasaabka Sanaag Oo Munaasibaddii Iidal-fidriga Bulshada Ceerigaabo Kala hadlay”
ImageProxy (2) Somaliland Halkay Gaadhay iyo Halkay Hiigsanayso W/Q: Abdirashid Ahmed Guleid Guleid
ImageProxy (1) Marwo Khadra Cumar Qardhaas Oo Ka mida Qurbe-jooga Reer Somaliland Ee Dalka Gadar Oo 100 Qoys Oo Agoomo iyo Danyar Ah Deeq Lacaga U Qaybisay‏
nbhhu KA QAYBGALKA SIYAASADDA EE BEELAHA LAGA TIRADA BADAN YAHAY WAA IN AY HELAAN TIRO GO’AN OO KURAAS U GAAR AH (QUOTA SEATS)

Leave a Reply

You must be Logged in to post comment.

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.