Wasiirka Deeganka Somaliland oo Dhaleecayn u soo jeediyey Hay’ada UNDP

DSC08714Hargaysa(waaaheen)-Wasiirka Wasaarada degaanka iyo horunmarinta Reer Miyga mudane Maxamed Siciid Maxamuud oo maanta ka qeyb galay xaflad lagu xusaayay maalinta degaanka adduunka oo ka dhacday Hotel Ambassador ayaa waxaa uu sheegay inayna Haya’da UNDP anay siinin wax caawimo ah wax ay tartaana ayna jiri balse ay hadana u taagantahay inay caawiso wasaarada qaybteeda Environment (deeganku) hadaba wasiirka ayaa hadalkani kaga dhawaaqay xili ay u dabaal dagayeen maalinta xuska deeganka addunka oo maanta ku beegnaa waxaana uu wasiirku dhalinyaradii iyo dadkii ka soo qayb galay xafladaasi oo ay kamid ahaayeen dhalinyaro iskugu jirta ardeyda dhigata jaamacadaha golisiuo jaamacadaha hargaysa oo deeganka barta iyo waliba wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta mud. Axmed Cabdi Xaabsade inayna sugin wax haya’d ah balse ay iskood wax u qabsadaan oo ay isa soo saaraan

 

Yacquub Siciid Kuuriya

Waaheen Hargaysa Desk

 

Leave a Reply