Daily Archives: 8:28 pm

Dab Ka Kacay Qeybo Ka Mid Ah Dekada Berbera

Berbera (Waaheen) Dab ayaa goor dhaweyd fiidkii , bacda afurkii waxaa uu ka kacay qeybo ka mid ah Dekada magaalada Berbera , waxaana uu dabkani ka bilowdey hal Kontiindher oo sida… Read more »

Qisadii ninkii boqolka qof dilay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay

Diinta Islaamku waa diinta rajada. Diinteena qofku si kasta oo u albaabka rajada kama xirto. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waa qiso ku raja galinaysa… Read more »

Kaftanyaqaanimada Reer Burco W/Q: Cali Cabdi Coomay

  Reer Burco waa dad u badan af-maal oo si fudud u helay eray-bixinta kaftan ee lagu qoslo, taariikhiyan way iska lahaayeen dacaayadaha caan baxay oo laga sheekeeyo ilaa maanta…. Read more »

Gud. Baashe Maxamed Faarax Oo Soo Dhaweeyey Heshiiskii Khaatumo

Hambalyo Meher.

Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee xisbiga WADDANI, Xildhibaan Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde, Hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali. Xasan,  Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcade, Guddoomiye ku xigeenka 2-aad… Read more »

Guddoomiyaha Waddani Ee Maraykanka Maxamed Aadan Tarabbi Oo Sheegay In Xafiiska Somaliland Mission USA Uu Yahay Ka Ugu Liita Xafiisyada Dibadda

Saraakiisha u saraysa Hay’ada EUCAP Iyo Maamulka sare ee Ciidanka Dab-demiska Qaranka ayaa kulan ku wada qaatay Taliska Guud ee Magaalada Hargeysa

Saraakiisha u saraysa Haayada EUCAP Iyo Maamulka Sare Ee Ciidanka Dab-demiska Oo Kulan kuwada Qaatay Taliska Guud Ee Magaalada Hargeysa. waxaana halkaa ku soo dhaweeyay ugu horayn halkaa waxaa ku… Read more »

Markuu Hoggaanku Asqoobo, Bulshaduna Way Wajaqdaa.

Muddo sideetan sannadood ah Somaliland waxa xukumayay boqortooyadii Ingiriiska. Horumarka dalka iyo in bulshada loo adeego waxa mudnaanta ka lahaa danaha boqortooyadu ka leedahay Somaliland sidaa daraadeed bulshadu umay arkayn… Read more »

Taariikhda burco iyo siyaasiyiinta ku suntan khadka cagaan “ green line” Amb Cawil, gudd Sulaiman, col: Maxamed Kaahin iyo marxuum Dhab-libaax

Magaaladda Burco  waxa ku nool  boqolaal  kun oo qof oo ka kooban dhamaan beelaha waawayn ee Reer Sheikh Isxaaq “HY HJ HA Arab “ iyo Gabooye. Sidaas ay tahay waxa… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.