Daily Archives: 6:37 am

Wasiirka Arrimaha gudaha oo shirkaddaha Daabacaadda Hargeysa ka mamnuucay Daabacaada  boodhadhka Salaadiinta la caleemo saarayo, amrayn Booliiska joojinta Caleemo-saarka Salaadiinta la isku haysto

Hargeysa(Waaheen) Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir faratoon ayaa soo saaray qoraal uu Booliiska ku amrayo inay joojiyaan Caleemo saarka Suldaanimada Beesha Bah-gobo oo uu sheegay inay isku… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti uu Hogaaminayo oo saaka u dhoofay Imaaraat-ka carabta

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan, iyo Xoghayaha gaarka… Read more »

Ururka Qareenada Somaliland oo markale ku tilmaamay sharci darro guddida Culimada ee uu Garyaqaanka Guud Difaacayey

“Garyaqaanka guud waxaan leenahay waa in ay xukumadu ka hor intaanay wax magacaabin kula tashato oo ay talo sharci ku waydiiso ee maaha in lagu yidhaa difaac wax qayra dastuuri… Read more »

Madaxweynaha Somaliland oo isku bedelay sadex Agaasime Guud, Magcaabayna La-taliyaha Madaxweynaha Arrimaha Gaashaan-dhiga

Hargeysa(Waaheen) Digreeto uu soo saaray xalay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa lagu sheegay in uu isku bedelay Saddex Agaasime Guud iyo La-taliye uu isagu yeelan doono oo dhinaca Arrimaha Gaashaan-dhiga… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.