Daily Archives: 8:04 pm

Sheekh Shacraawi: Mufasir mar la arag ah.

Waxa gacantayda soo galay kitaabka Tafsiirka ah ee Khawaadir Imaaniya oo duruustiisi dhigista ahayd dhigaal loogo rogay. Kitaabkaa oo labaatan hormo ah, kolkii aan kala furay cutubkii kowaad ayaa waxa… Read more »

Safiir Baashe Cawil oo ka hadlay ujeedada socdaalka Madaxweyne Siilaanyo & Baadhitaano Hay’adaha amaanku ku wadaan Wiilkii Reer S/land ee Imaaraatku soo mastaafuriyey isagoo ka qayb galaya Tartankii Quraanka

Hargeysa(Waaheen) Safiir Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynaha JSL socdaal gaar ah ku tegi doono dalka Imaaradaha Carabta, qaadan doona muddo toban maalmood. Wareysi shabakada SomalilandSpan.com wax… Read more »

Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Khilaafka Diblomaasiyadeed Ee Dalalka Khaliijka Iyo Xidhiidhka Somaliland & Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya

“Somaliland Waxay Dalalka Sucuudiga, Imaaraadka Iyo Guud Ahaan Dalalka Carabta La Wadaagtaa Xidhiidh Ganacsi Iyo Walaalnimo Oo Taariikhi Ah” War-Murtiyeedka Xisbiga Waddani  “Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya Iyo Somaliland Waxa Ka Dhexeeya… Read more »

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo wacdi diiniya u Jeediyay Ciidanka Dab-deimiska Caasimada Hargeysa.

Hargeysa (Waaheen) Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo wacdi diiniya u qabtay Ciidanka Dab-deimiska Caasimada Hargeysa.waxaana wacdigaa diinigaa bixiyay Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Sheek Khaliil Sheekh Cabdilaahi Axmed waxana ka… Read more »

Ninna dhuunu kula dhex jooga anna dhaqashaddi Yaan ku dhabar jabey: Ibrahim isse

Sida inno muqata ee aan qarsoodigga lahayn wixii ka danbeyey xukuunkii cabdirahman,kii maxamed Ibrahim cigal ee hubka ka dhista ee 1991 ila 2004 waxaa dalka maalinwalba maalinta ka danbeysa u… Read more »

Toban Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Dab-demiska Oo Lagu dhaawacay iyagoo Gurmad Dab Ku Jira Xaafada Isteed Hawska [ State House ].

” Dadweynuhu Hakala Daayaan Gurmad noo fidiya iyo waanu idin Shiidaynaa” Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Qaranka Axmed Sawaaxili. ” Waxaanu Tallaabo adag ka Qaadi doonaa Dadweynaha ku soo uruura goobaha hawlgalada… Read more »

Premier Bank: Baan ku shaqeeya nidaamka bangiyada Islaamiga ah oo Somaliland ka hawl-galay: Waxa ka warramaya Maxamed Baashe Xaaji X asan

“Premier Bank waa bangi Somaliland laga leeyahay oo ku shaqeeya hannaanka bunuugta Islaamiga ah ee aan ribawiga ahayn, soona kordhiyey adeegyo casri ah oo maqnaa, shareecada Islaamkana waafaqsan”. Waxa arrintaas… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.