Daily Archives: 11:14 am

“Dal horumarkiisa waxa laga eegaa Miisaaniyadda, inaga Miisaaniyadeena Karaaniyiin baa xukunta oo tidhaa wasaarad Heblaayo maxaa ugu jiray sanadkii hore oo ka jara ama ugu dara” wasiirka Beeraha S/land

Hargeysa(Waaheen) Wasiirka wasaaradda Beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir ayaa mar uu ka hadlayey xafladda Ardayda Jaamacaddaha Dalku Talooyin la xidhiidha sidii wax looga qaban lahaa sicir bararka iyo Abaaraha waxa… Read more »

Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Guray Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Dadka Abaartu Saamaysay Ee Degaanka Buuhoodle

Buuhoodle, ( Waaheen) —Waxaa shalay si habsami leh ugga bilaabmay degaanka Gocondhaale ee degmada Buuhoodle oo ka tirsan gobolka Cayn. Deeq raashin ah  loo Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Guray ufidiyay… Read more »

Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Caawa Kulan Afureed Looggu Magac Daray FOORAHA GUUSHA WADDANI u Sameeyey Dhallinayarada Xilalka Kala Duwan Ka Haysa Xisbigaasi

Hargeys(Waaheen):-Kulan afur ah oo looggu magac daray Fooraha Guusha WADDANI isla mar ahaantaana hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan uu ku maamusayey qaar ka mid ah… Read more »

Sheeko Kale: Nafyahay Silcaysaa xageebaad ku socotaa…Cabdisalaam Yaasiin

Nafyahay silcaysaa xagee baad ku socotaa? Ma soofkaad dhaqaysaa siyar loo dareesaday? Miyaad sibirdhaqaadoo baadi baad ku sugantay? Ma sabankaa ku ciiloo kaa gooyay sahaydii? Mise saaadkaad dirataa safarkii ku… Read more »

Wax Ka Ogow Wershada Sibidhka Ee Berbera Iyo Dib U Dhalashadeeda.

Wersheda Sibidhka Berbera Waxa La Dhisay Dabayaaqadii Todobaataneeyadii Mudo ayaa Dhismaheeda Iyo Tababarka Shaqaalaheeda Lagu Hawlanaa Waxa Dhismaheeda Bilaabay Qaybteedi Hore Inay Dhisaan Shirkad  Kuuriyada Waqooyi ah Waxa Qaybtii Danbe… Read more »

“Dhibaatada ina haysataa maaha sicir barar ee waa sarrif barar iyo kalsooni darro shilinkeena aynu u hayno” Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland

Hargeysa(Waaheen) Gudoomiyaha  rugta ganacsiga Somaliland Maxamed Shugri oo oo ka hadlay munaasibad Afur loogu sameeyey Ardayda iyo Macalilmiinta Lix Jaamacadood oo Somaliland ah ayaa ka hadlay dhibaatadda Sarrifku ku hayo Somaliland…. Read more »

Madaxtooyada Oo Afur Loogu Sameeyey Arday Iyo Macalimiin Ka Socday Lix Jaamacadood Oo Dalka Ah Laguna Lafagurayo Sicir-bararka iyo Abaaraha

Hargeysa(Waaheen)Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa munaasibad afur ah ku marti qaaday arday iyo macalimiin ka socday lix jaamacadood iyo xubno ka tirsan hawl-wadeenada wasaaarado dawladda ka tirsan…. Read more »

Bangiga Islaamiga Ah ee Premier Bank Ayaa Afur Wadareed U Sameeyay Ganacsato iyo Qaar Ka Mid Ah Macaamiishiisa

Hargeysa(Waaheen)-Bangiga Islaamiga ah ee Premier Bank ee Somaliland ayaa afur wadareed u sameeyay ganacsato, culimo iyo macaamiisha bangigaas qaar ka mid ah, waxaanay masuuliyiinta bangigu ay daboolka ka qaadeen in… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.