Daily Archives: 5:52 am

TACSI:-Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Marxuum/Xaaji Cabdiraxmaan Maxamed Ileeye

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somalilad ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), oo ku hadlaaya magaciisa, ka xildhibbaanada, hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weli ba… Read more »

Garyaqaanka Guud Oo Ka Jawaabay Hadalka soo Yeedhay Guddoomiyaha Ururka Qareenada Oo Uu Kaga Hadlayay Guddida Culimada

Hargeysa(Waaheen)garyaqaanka guud ee Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdisamad Cumar Maal oo la hadlay saxaafadda ayaa yidhi “Hadalkaygu wuxuu daaran yahay in aan ka jawaabo hadal uu warbaahinta ku qoray guddoomiyaha ururka… Read more »

Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Lagu abaal Marinayay Arday Ku Tartantay Xiftiga Qur’aanka Kariimka Ah

Hargaysa(Waaheen)Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay galabta ka qayb galay munaasibad lagu soo gabo-gabaynayay tartanka qur’aanka kariim ka ah oo ay soo qaban qaabisay hay’adda… Read more »

Xaalada bariga dhexe: W/q Muuse Cali E-mail: ammaan1985@yahoo.com

Afeef. Waxaan ka afeefanayaa in wixi siyaasada ee qusaysa go’aan qaadashada heer qaran ay masuul inooga tahay xukuumaddeenu sidaa awgeed iyada ayaan taageersan ahay go’aanka ay ka qaadatay xaalka bariga… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.