Daily Archives: 6:46 am

Tacsi Madaxweyne

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Madaxda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii,… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo oo shuban-biyoodka Borama dartii u cafiyey Maxaabiis ku xidhnayd Xabsiga Borama

“Xabsigan Boorama iyo kuwa kale ee dalkaba Waxa Ku Soo Kordhay Maxaabiis Badan, Waayo Dunuubtii Ayaa Kordhaysa.”  Wasiirka Madaxtooyada JSL. Hargeysa (Waaheen ) Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi… Read more »

Wasiiro xukuumadda Somaliland ka tirsan iyo Hogaanka Kulmiye oo Borama kormeer iyo Mucaawinooyin u geeyey si loola Tacaalo Shuban-biyoodka

“Maantana Tamashle Iyo Olole Siyaasadeed Boorama Umaanu Iman Xukuumad Ahaan Waanu Dadaalnay, Kuna Faani Mayno,.” “ Xabsigan Boorama iyo kuwa kale ee dalkaba Waxa Ku Soo Kordhay Maxaabiis Badan, Waayo… Read more »

Dadka Naafada ahi ma helaan Xuquuqda Uu U damaanad qaaday Dastuurka Somaliland?

Sida uu qabo heshiiska caalamiga ah ee xuquuqda dadka Naafada ah iyo Bartakoolka Khiyaariga ah ee 2006 oo ay saxeexeen dhamaan dawladdaha dunidu (CRPD 2006) qodobkiisa 1-aad waxa lagu qeexaa… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.