Daily Archives: 5:13 pm

XUSUUS-QOR IYO XIISAHA TAARIIKHDA DAARASALAAM W.Q: Yahye Xanas

Maqaalkan waxaan ku eegi doonaa xusuusqor kooban oo ku saabsan safar gaaban oo dhawaan ku aaday magaalada Daarasalaam ee Waddanka Tansaaniya, Taariikh kooban oo dhinacyo kala gedisan taabanaysa sida: Afka,… Read more »

TACSI GUDDOOMIYE:-XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu tacsi tiiraanyo leh u… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo oo Digreeto ku cayimay Doorashada Madaxtooyaddu inay qabsoomi doonto 13/11/2017-ka

Hargeysa(Waaheen) Digreeto uu madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud soo saaray maata ayuu ku cayimay inay doorashada Madaxtinimaddu dhici doonto 13/11/2017-ka, wakhtigaas oo ay Komishanka Doorashooyinka Somaliland u asteeyeen inay ku qaban… Read more »

Aqlabiyadda xubnaha guddida Qandaraasyadda Qaranka oo Madaxweyne Siilaanyo u gudbiyey qoraal ay ku caddeeyeen Qanadaraasyo sanadkan la Musuq maasuqay iyo Amarada ka soo baxa Madaxtooyadda oo shaqayn la’

Hargeysa(Waaheen) Aqlabiyadda xubnaha Guddida Qandaraasyadda Qaranka Somaliland oo ka kooban toddoba xubnood ayey shan ka mid ahi toddobaadkan madaxweyne Siilaanyo u gudbiyeen Dacwad ka dhan ah Guddoomiyahooda, Wasaaradda Maaliyadda iyo… Read more »

Madaxweynaha Somaliland oo golaha wasiiradda ku amray inay ilaaliyaan oo dhawraan Nidaamka dawladnimo iyo Hantideeda

Wuxuu faray Booliiska iyo wasaaradda Hawlaha Guud inay gaadiidka Dawladda ka furaan Nambarada shicibka ee ku xidhan Hargeysa(Waaheen) war-saxaafadeed ka soo baxay qasriga Madaxtooyadda ayaa lagu sheegay in masuuliyiinta Dawladdu… Read more »

Ururka Qareenada Somaliland Ee SOLLA Oo Sharci darro (Qayral-Dastuuri) ku tilmaamay magaacista Guddida Culimadda

Hargeysa, ( Waaheen) — Waxaanu si kooban ugu hadlay magacaabista gudida culimada Somaliland  ee u magacaabay madax waynaha jamhuuriyada Somaliland . Gudoomiyha ururka qareenadu isaga oo warsaxaafadeedkiisan kaga hadlay nidaamka loomaray magacaabista… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.