Daily Archives: 5:44 pm

Xisbiga Waddani Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay Awooda Ciidan Ee Loo Adeegsaday Shirka Golaha D/Saylac Iyo Shirka Balidhiig

“Waxay Xukumadani Ku Kacday, 10 Xildhibaan Oo Xasaanad Leh Inay Si Toos Ah U Xidho Iyadoo Waxay Ku Xidhaysaana Yahay Shirkii Ay Iyadu U Qabtay” Xoghayaha Xisbiga Waddani  “Shirka Balidhiig… Read more »

Wasiirka Madaxtooyada Oo Hargeysa Kulan Lagu lafagurayo Sixir-bararka iyo Abaaraha Uga Furay Xubno ka Socday Lix Jaamacadood oo Dalka ah

“Aqoontu inta Aannu Hayno oo Kaliya maaha, Raganimaduna Inta Aannu Hayno Oo Kaliya Maaha, Waxaannu Kulankan U Qabanay in Aannu Aqoon iyo Tallo Idinka Helno.” Wasiirka Madaxtooyada JSL. Hargeysa (… Read more »

Madaxweynaha Oo Kulan Afur Ah La Qaatay Culimada Dalka Khudbadna U Jeediyey Kuna Dhawaaqay Guddida Culimada Ee qoddobka 119aad Ee Dastuurka JSL Dhigayo

Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo shalay galab afur u sameeyey culimada dalka intooda badan, sidii caadada u ahayd sanad walba marka ay bisha ramadaan soo gasho uu… Read more »

“ Wax badan ayaa lagaga soo Gudbay midowgii iyo isu Dhawaanshihii Xukuumadda iyo Culimada, Culimadana Waxaanu Aamin-sanahay Inay Isku Soo Dhawaatay.” Wasiirka Madaxtooyada JSL

Hargeysa (Waaheen ) Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in xidiidha adage e Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay la yeelatay Culimada dalka ay suuro galisay guulo qaran. Wasiirka… Read more »

“ Saxaafaddu way Dadaashay Horumar badan ayey samaysay, Qaybaha dalka ee horumaray ayey ka mid tahay, Waanu Bogaadinaynaa.” Wasiirka Madaxtooyada JSL.

Hargeysa (Waaheen ) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa bogaadiyey saxaafadda Somaliland oo uu sheegay inay horumar baaxad leh ku talaabsatay. Wasiir Xaashi ayaa sheegay inay Xukuumad… Read more »

Xukuumadda Somaliland oo taageertay xulafada Sucuddiga iyo Imaaraatka ee cunaqabataynta saaray Qatar

Hargeysa(Waaheen) shir deg deg ahaa oo ay manta golaha wasiiradda Somaliland ku yeesheen Qasriga Madaxtooyadda ayey ku Ansixiyeen in ay taageersan tahay Somaliland Xulafada Sucuudiga iyo Imaaaraat-ka, kuwaas oo dhawaan… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.