Daily Archives: 8:38 am

Ganacsatada Somaliland oo cabasho ka muujisay cashuuro ay DP-world ku kordhisay Adeega Dekedda Berbera

Hargeysa(Waaheen) Urur ay ku bahoobeen ganacsatada Somaliland iyo shirkaddaha Hawlaha Maraakiibta ayaa Xukuumadda Somaliland u gudbiyey qoraal ay kaga cabanayaan kharashaad ay shirkadda DP-WORLD ku kordhisay adeegyadda ay fidiso, iyagoo… Read more »

Turkiga oo doonaya in uu la wareego Madaarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa

Hargeysa(Waaheen) wefti ka socday shirkadda Duulimaadyadda Turkiga ayaa dib usoo cusboonaysiisyey damacooda ah in ay la wareegaan maamulka Madaarka Hargeysa, kaasoo hore ay isugu af garan waayeen xukuumadda Somaliland. Weftiga… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay Wakaaladda Xabkaha iyo Faleenka

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland ayaa shalay digreeto ku soo saaray aasaaska wakaaladd ka shaqaysa Xabkaha iyo Faleenka. WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu… Read more »

Wasiirka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Soomaaliya oo Hungo Kala Soo Noqday Safar uu ku Tagay Xafiiska ICAO ee Nairobi iyo Xarunta Guud (ICAO Headquarters, Montreal, Canada)

Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dawlada Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad, ayaa safar dhawaan ku tegay Xafiiska, ICAO Fiss Nairobi waxana uu halkaasi shir kula yeeshay gabadha la yidhaado  Ms… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.